Waa wax aad u adag inaad qiyaasto dhirirka jilayaasha iyo xidigaha filimada markaad aad shaashada TVga ka daawaneyso waayo shaashada TVga markasta kuma tusineyso muuqaalka xaqiiqda ee jilayaasha sidaas owgeed maqaalkaan waxaan idinkuugu soo bandhigi doonaa qeybtii 3aad ee 25ka jilaa ee ugu dhaadheer Hollywoodka.
F.G; kala sareyntaan ma ahan sida ay u kala dheeryihiin jilayaashaan balse waa mid iska caadi ah.
12-Vince Vaughn dhererkiisa waa 6 cag iyo 5 Enchs.

11-Uma Thurman dhererkeedu waa 6 cag iyo 1 Enchs.

10- Sigourney Weaver dhererkeedu waa 5 cag iyo 11 Enchs

9-Dwayne Johnson The Rock dherekiisa waa 6 cag iyo 5 Enchs.

8- Armie Hammer dhererkiisa waa 6 cag iyo 5 enchs.

7-Jason wuxuu dhererkiisa gaaraa 6 cag iyo 4 Enchs.

la soco qeybta 4aad.