Waa wax aad u adag inaad qiyaasto dhirirka jilayaasha iyo xidigaha filimada markaad aad shaashada TVga ka daawaneyso waayo shaashada TVga markasta kuma tusineyso muuqaalka xaqiiqda ee jilayaasha sidaas owgeed maqaalkaan waxaan idinkuugu soo bandhigi doonaa 25ka jilaa ee ugu dhaadheer Hollywoodka.
F.G; kala sareyntaan ma ahan sida ay u kala dheeryihiin jilayaashaan balse waa mid iska caadi ah.
25-Khloe Kardashian dhirirkeeda waa 5 cag iyo 10 Inches

24-Nicole Kidman dhererkeedu waa 5 cag iyo 11 Inches.

23-Taylor Swift dhererkeedu waa 5 cag iyo 10 Inches.

22-Jim Carrey dhererkiisu waa 6 cag iyo 2 Inches.

21-Julia Roberts dhererkeeda waa 5 cag iyo 10 Inches balse markee ninkeeda ag taagantahay waxaa la moodaa iney gaabantahay waayo ninkeeda ayaa ah 6 cag iyo 5 Inches.

20-Will Smith dherekiisa waa 6 cag iyo 2 Inches.

19-Charlize Theron dhererkeedu waa 5 cag iyo 10 Inches.

18-Canon O’brien dhererkiisu waa 6 cag iyo 4 Inches.

Lasoco qeybta 2aad.