Lamaanaha Bollywoodka ugu caansan Shah Rukh Khan iyo Gauri Khan ayaa maanta u dabaal dagayaan sanad guurada arooskooda oo kasoo wareegatay 27 sano cimri ah.

waxayna is guursadeen maanta oo kale 25-kii October 1991 waxaana u joogaan 3 caruu ah oo 2 kamid ah Ragg yihiin.

Hadaba taageerayaasha xidigaan ee daafaha caalamka ayaa maanta u dabaal dagayeen sanad guurada arooska lamaanahan dabaal dagyo waaweyn ayeena dhigeen macluumaad kala duwan ayaa laga qoray.

Sida qisadooda jaceyl oo aan dib kasoo daawaceeno balse hader waxaan idiin heynaa 28 sawir ugaar ah SRK iyo Xaaskiisa xiliyo kala duwan ah laga soo bilaawo maalinke is guursadeen ilaa xiliyo kala duwan hoos ka daawo.

1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12 (2)
13
14
15
16 (2)
17
18
19
20
21
23
24
25
26
srk gauri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here