29 jeer oo ay dhacday in atariishooyinka Hollywoodka laga soo bandhigo sawiro ay bilaa Mike Up yihiin.

0
669

Atariishooyinka aan filimada ka daawano noocey doonaan ha ahaadeene waxay si cad u adeegsadaan noockasta oo qalabka la isku qurxiyo kamid ah si ay kaamirada horteeda quruxdooda ugu soo baxdo isla markaasna soo jiidasho u yeeshaan.

Atariishooyinkaas inta badan waxay nagu indho sarcaadiyaan quruxdooda aan caadiga aheyn balse xaqiiqda ka dambeyso quruxdaas ayaa ah Mike Upka casriga ee haatan la adeegsado balse quruxda dabiiciga ee gabdhahaan waxaa ogaan karo qofkii bilaa Mike Up arko.

Hadaba halkaan waxaan idiin kuugu soo qaadan doonaa 29 sawir oo laga soo bandhigay atariishooyinka Hollywoodka kuwaasoo bilaa Mike Up ah halkaan hoose kaga bogo qeybtii sadaxaad.

14-Salma Hayek.

Salma Hayek without makeup

Salma waa quruxleey dabiici ah waliba waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan hollywoodka ayadoo gabadhaan laatiinka ah quruxdeeda wa badan laga hadlay xitaa ayadoo bilaa Mike Up ah aad ayay u qurux badantahay.

13-Drew Barrymore iyo Cameron Diaz.

drew barrymore and cameron diaz without makeup

Atariishooyinkaan oo si wada jir ah uga soo muuqday filimka Charlie Angels ayaa ayagoo bilaa Mike Up ah sawiro iska qaaday waxayna sawirada la wadaageen jamaahiirtooda baraha bulshada ayadoo atariishada Drew Barrymore sawirkaan sare barteeda Instagramka soo dhigtay.

12-Penelope Cruz.

Atariishadaan ayaa sawirka sare barteeda instagramka soo dhigtay waana xili ay bilaa Mike Up aheyd.

11-Dakota Fanning.

Dakota Fanning without makeup

Atariishadaan ayaa ayadana sawiro laga soo bandhigay xili ay bilaa Mike Up aheyd.

10-Megan Fox.

Megan Fox without makeup

Megan Fox waa atariisho quruxdeeda dabiici tahay waana isku mid markii ay Mike Up marsantahay iyo markii kalaba.

9-Drew Barrymore.

Drew Barrymore without makeup

Atariishadaan xiliga ay GYM aadeyso waxay aad u jeceshahay ayadoo nadiif ah bilaa Mike Up ah aado sawirka korana waa mar ay GYM joogtay ayada ayaana barteeda Instagramka soo dhigtay.

8-Cameron Diaz.

Cameron Diaz without makeup

Atariishadaan oo in mudo ah jiliinka nasasho ka qaadatay ayaa sawirkeeda soo dhigtay Instagramka xili ay bilaa Mike up aheyd.

la soco qeybta 4aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here