29 jeer oo ay dhacday in atariishooyinka Hollywoodka laga soo bandhigo sawiro ay bilaa Mike Up yihiin.

0
1230

Atariishooyinka aan filimada ka daawano noocey doonaan ha ahaadeene waxay si cad u adeegsadaan noockasta oo qalabka la isku qurxiyo kamid ah si ay kaamirada horteeda quruxdooda ugu soo baxdo isla markaasna soo jiidasho u yeeshaan.

Atariishooyinkaas inta badan waxay nagu indho sarcaadiyaan quruxdooda aan caadiga aheyn balse xaqiiqda ka dambeyso quruxdaas ayaa ah Mike Upka casriga ee haatan la adeegsado balse quruxda dabiiciga ee gabdhahaan waxaa ogaan karo qofkii bilaa Mike Up arko.

Hadaba halkaan waxaan idiin kuugu soo qaadan doonaa 29 sawir oo laga soo bandhigay atariishooyinka Hollywoodka kuwaasoo bilaa Mike Up ah halkaan hoose kaga bogo qeybtii afaraad.

7-Jessica Alba.

Jessica Alba without makeup

Atariishadaan markasta waa mid qurux badan mike up iyo mike up la’aanba waxaana quruxdeeda iney dabiici tahay laga dareemi karaa sawirada ay soo dhigto barteeda Instagramka kuwaaso ay bilaa Mike Upka tahay.

6-Lucy Hale.

Lucy Hale without makeup

Atariishadaan ayaa laga soo bandhigay sawirka kore xili ay bilaa Mike Up aheyd waxayna qoraxda isaga celineysay koofi si ay wajigeeda wax u gaarsiinin.

5-Ashley Benson.

Ashley Benson without makeup

Atariishada taxanaha Pretty Little Liars waxaaba moodaa in Mike Up la’aanta aad u qurux badantahay misna Mike Upka quruxdeeda ku dheelo.

4-Keira Knightley.

Kiera Knightly without makeup

Atariishadaan inta badan ma adeegsato Mike Up waxaana horay dhowr mar looga soo bandhigay sawiro xili ay bilaa mike up aheyd.

3-Hilary Duff.

Hilary Duff without makeup

Atariishadaan inta badan munaasabadaha waxay kaga soo muuqataa sawiro ay bilaa Mike Up tahay waxayna sheegtay in farxad dareento markii ay Mike Up la’aan tahay.

2-Hilary Duff.

Hilary Duff without makeup

Waa markale sawir ay barteeda Instagramka soo dhigtay atariishadaan xili ay bilaa mike up aheyd.

1-Vanessa Hudgens.

Vanessa Hudgens without makeup

Atariishadaan dhowr mar ayay muujisay inaysan ka cabsan in dadka hor imaado iyadoo bilaa mike up ah xitaa waxay sawiradeeda caadiga soo dhigtaa barteeda instagramka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here