Maalinta sabtida ah oo ay taariikhda ku beegantahay 23 November waxaa la daawan doonaa xalqada 22-aad ee taxanaha Hercai waana xalqad si waali ah loo wada sugaayo maadama sir fakatay halkee gaari laheedna sirtaas qof walba inuu ogaado doonaayo.

Taxliil yar oo aan ku sameeynay xalqadan ayaa idiin soo codeynay waxa dhici karo xalqada 22-aad marka la gaaro ileen suaal ayaa taalo oo ah Zahra ma u sheegi doontaa in Hazar uu dhalay Miiraan.

Hadaba seddexxa qodob ee midkood dhici doono xalqada 22-aad link-ga hoose si toos ah kaga daawo waa kanaalkeena Filimside Media hadii muuqaalka kuusoo bixi waayo si toos ah u booqo kanaalka.

Waxaad Youtubekaada ku qortaa Filimside Media halkaasna ka ogow seddex midkood ee lagu arki doono xalqada 22-aad ee Hercai..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here