Sedexda Khan (SRK, Salman iyo Aamir) waa sedexda Superstar ee Bollywood-ka hogaanka u hayaan 25-sano ee ugu dambeesay inta badana Hits ugu waa weyn iyaga ayaa sameeyeen.
10-sano ee ugu dambeesa xiliyada fasaxyada waa weyn jiraan sida (Eid, Diwali iyo Christmas) waxay yeesheen ahmiyad gaar ah madaama filimada xiligaas la daawado ganacsi waali ah sameeyaan.
Sidoo kalena Sedexda Khans waxay ku caan baxeen in fasaxyada waa weyn ay ka faa’iideestaan lana imaadaan aflaan waa weyn kuwaas oo Boxoffice-ka gil gilaan.
Balse aan ogaano marka Sedexda Khans aflaan Hits noqdeen ay la imaadeen xili fasax weyn jirin (Non Festival) waxaana xogtaan kasoo xiganay keedka shabakada Boxoffice India iyo aflaanta sida rasmiga ah loo saxay laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017:SHAHRUKH KHAN- 1. Karan arjun – BLOCKBUSTER
2. Ram jaane – HIT
3. Yes boss – HIT
4. Pardes – SUPER HIT
5. Devdas – HIT
6. Chalte chalte – HIT
7. Main hoon na – HIT
8. Chak de india – SUPER HIT
9. Rab ne bana di jodi – BLOCKBUSTER
10. My name is khan – HIT
ALL TIME BLOCKBUSTER – 0
BLOCKBUSTER – 2
SUPER HIT – 2
HIT – 6
TOTAL HITS – 10-filim
SALMAN KHAN-
1. Hum aapke hain koun – ALL TIME BLOCKBUSTER
2. Karan arjun – BLOCKBUSTER
3. Jeet – SUPER HIT
4. Pyar kiya to darna kya – SUPER HIT
5. Bandhan – HIT
6. Biwi no. 1 – SUPER HIT
7. Hum dil de chuke sanam – HIT
8. Dulhan hum le jayenge – HIT
9. Baghban – HIT
10. Mujhse shaddi karogi – HIT
11. No entry – SUPER HIT
12. Partner – SUPER HIT
13. Ready – BLOCKBUSTER
ALL TIME BLOCKBUSTER – 1
BLOCKBUSTER – 2
SUPER HIT – 5
HIT – 5
TOTAL HITS – 13-Filim
AAMIR KHAN-
1. Rangeela – BLOCKBUSTER
2. Ishq – SUPER HIT
3. Ghulam – HIT
4. Sarfarosh – HIT
5. Lagaan – HIT
6. Rang de basanti – HIT
7. Fanaa – SUPER HIT
ALL TIME BLOCKBUSTER – 0
BLOCKBUSTER – 1
SUPER HIT – 2
HIT – 4
TOTAL HITS – 7-Filim…