Shaqada filim jilista ma sahlana balse daawadayaasha wax sahlan ayee u maleyaan tusaale markii atoore iyo atiriisho muuqaal dareen ah duubayaan dhibka ay maraan iyaga iyo kooxda Filimka kaliya og.

Saas eetahay mararka qaar khaladaad badan ayaa dhaco oo waxan markii horeba jiliin ahaa ayaa mararka qaar is ilaaweysa ama muuqaal dagaal duub ama muuqaal dareen kudheehan duub is ilaawga waa wax jira laakiin in aad toos dareenkaada u celin weydo waa wax naadir ah jilayaal dhowr ah ayeena kudhacday sida atiriishada aan maqaalkan kaga hadleeno.

Nikita Thukral: shirkada Kannada ayee ka shaqeysa atiriishadan mar ayaa mudo 3 sano ah lagu ganaaxay ineysan fanka hindiya kasoo muuqanin.

sababto ah atoore ay la shaqeyneysay ee Darshan ladhaho ayaa laga kari waayey muuqaalada dareenka markee la sameeyneyso wey ku talax tagi jirtay oo dareenkeeda wey xakameyn weysay.

Atooraha xaasle ayuu ahaa xaaskiisa ayaana dacwo ka gudbisay si ninkeeda naagtan ammaan oga hesho gudigii markee baareen arinka waxaa la ogaaday in atiriishada xad gudubtay xishoodkiina ka tagtay mudo 3 sano ayaana laga ganaaxay fanka,

baryootan dheer kadib waa laga cafiyay seddex maalin kadib markii la ganaaxay raali galin weyn ayeena ka bixisay falkee sameeysay.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here