30 Atirisho Oo Muslimiin Bollywoodka Looga Aqoonsanyahay Ayagoo Diinta Islaamk Heestan (+Video)

Maqaalkan kusaabsan xidigaha Bollywoodka soo mareen taariikh ahaan ee diinta islaamka qaateen dhowr jeer ayaan soo daabacnay balse akhristayaal qaarkod ma aysan arag ayaaa macquul ah.

Waxaan isku daynay inaan maqaal kooban oo aan oga hadleeno xidigaha Bollywoodka diinta islaamka qaateen soo daabacno halkaan ayaana kusoo koobena in badan oo caan ah ayaa jiraan kuwaaso Musliim lagu tiriyo.

Hadii aan horey idiin kula wadaagnay atoorayaasha musliimiinta looga aqoonsanyahay Bollywoodka markaana waxaan idiin la wadaagena atirishooyinka Bollywodoka looga aqoonsanyahay waagii hore iyo hadaba inee heestaan diinta islaamka..

Liiskan atirishooyin caan ah ayaa kujiraan sida Zareen Khan, Tabu, Ayesha Takia, Soha Ali Khan, Huma Qureshi, Dia Mirza iyo kuwa kale halkaan hoose ka daawo goor dhowna naga filo xidigaha diinta kirishtaanka heestaan ee Bollywoodka katirsan..