30ka filim lacagaha ugu badan lagu qarash gareeyay abid iyo filim kasta inta lagu qarash gareeyay iyo lacagta uu soo xareeyay.

2
2408

Qarashgareynta markii ay timaado markasta waa mid muhiim ah waayo waxay ku jaango’antahay miisaaniyada uu filimka xambaarsanyahay.

Miisaaniyada kuma xirna nooca filim uu yahay balse waxay ku xirantahay inta badan jilayaasha kasoo muuqanaayo maadaama jilayaasha isku lacag ku shaqeyn.

Jilaa ayaa wuxuu ku shaqeeyaa 5 crore halkii filim iyadoo mid kalana uu ku shaqeeyo 50 crore halkii filimba waxayna arintaas ku tiirsantahay hadba sida uu jilaaga filimada Box Officeka ugu awood badanyahay.

Qarashka jilaaga qaato ka sokow filimka waxaa kaloo qarash badan ku baxaa xayaysiin u sameyntiisa iyo duubistiisaba hana iloobin in qofkasta oo mashruuca filimkaas qeyb ka ah uu lacag ku shaqeynaayo.

Hadaba waxaan maanta halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 30ka filim ee lacagaha ugu badan lagu qarash gareeyay abid halkaan hoose kaga bogo;

30-Kesari waxaa lagu qarash gareeyay 126 crore wuxuuna keenay 151.87 crore.

29-Raees waxaa lagu qarash gareeyay 127 crore wuxuuna keenay 128,77 crore.

28-Ra One waxaa lagu qarash gareeyay 130 crore wuxuuna keenay 113.94 crore.

27-Jagga Jasoos waxaa lagu qarash gareeyay 131 crore wuxuuna keenay 52 crore kaliya.

26-Dangal waxaa lagu qarash gareeyay 132 crore wuxuuna keenay 374.53 crore.

25-Tubelight waxaa lagu qarash gareeyay 135 crore wuxuuna keenay 114 crore.

24-Kalank waxaa lagu qarash gareeyay 137 crore wuxuuna keenay 80 crore.

23-Mohenjo Daro waxaa lagu qarash gareeyay 138 crore wuxuuna keenay 53 crore.

22-Simmba waxaa lagu qarash gareeyay 139 crore wuxuuna keenay 239 crore.

21-Kick waxaa lagu qarash gareeyay 140 crore wuxuuna keenay 211 crore.

20-Golmaal Again waxaa lagu qarash gareeyay 142 crore wuxuuna keenay 205 crore.

19-Bajirao Mastani waxaa lagu qarash gareeyay 145 crore wuxuuna keenay 183 crore.

18-Sultan waxaa lagu qarash gareeyay 145 crore wuxuuna keenay 30o crore.

17-Happy News Year waxaa lagu qarash gareeyay 150 crore wuxuuna keenay 178 crore.

16-Bang Bang waxaa lagu qarash gareeyay 160 crore wuxuuna keenay 141 crore.

15-Housefull 4 waxaa lagu qarash gareeyay 162 crore wuxuuna marayaa 200 crore mudo 21 maalmood.

14-Dilwale; waxaa lagu qarash gareeyay 165 crore wuxuuna keenay 139 crore.

13-Bahabuli – The Beginning waxaa lagu qarash gareeyay 170 crore wuxuuna keenay 119 crore.

12-Dhoom 3 waxaa lagu qarash gareeyay 175 crore wuxuuna keenay 260 crore.

11-Prem Ratan Dhan Payo waxaa lagu qarash gareeyay 180 crore wuxuuna keenay 194 crore.

10-Race 3 waxaa lagu qarash gareeyay 185 crore wuxuuna keenay 166 crore.

9-Bahabuli – The Conclusion waxaa lagu qarash gareeyay 195 crore wuxuuna keenay 510 crore.

8-War waxaa lagu qarash gareeyay 205 crore wuxuuna keenay 293 crore.

7-Tiger Zinda Hai waxaa lagu qarash gareeyay 210 crore wuxuuna keenay 339 crore.

6-Padmaavat; waxaa lagu qarash gareeyay 215 crore wuxuuna keenay 282 crore.

5-Bharat waxaa lagu qarash gareeyay 240 crore  wuxuuna keenay 197 crore.

4-Zero waxaa lagu qarash gareeyay 270 crore wuxuuna keenay 88 crore.

3-Thugs of Hindostan waxaa lagu qarash gareeyay 310 crore wuxuuna keenay 138 crore.

2-Saaho waxaa lagu qarash gareeyay 325 crore wuxuuna keenay 148 crore qeybta Hindiga.

1-2.0 waxaa lagu qarash gareeyay 575 crore wuxuuna keenay 185 crore qeybta hindiga.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here