Elcin Sangu waa mid kamid ah atiriishooyinka ugu caansan dalka Turkiga taaso sameeysay taxanayaasha Tv-yada laga daawado waxayna ku caan baxday doorka Defna ee ay kujishay taxanaha Kiralik ASK macluumaad kooban ayaa idiin kaga soo diyaarinay hoos kaga bogo:

Qodobka 1-aad: Waxay dhalatay 1e Aug 1985 waa 34 jir wali aan la guursanin balse xiriiro kala duwan la yeelatay Ragg kala duwan .

Qodobka 2-aad: Waxbarashada ilaa heer jaamacad ayee ka gaartay taxanaheeda ugu horeeyay waxaa la daawaday 2011 waxuuna ahaa Oyle Bir Gecer Zaman Ki balse midkee ku caan baxday waa Kiralik ASK ee ay kujishay doorka Defna sanadkii 2015.

Qodobka 3-aad: Sanadkii 2016 waxay noqotay atiriishada turki kasoo jeeda mida ugu shacbiyada balaaran Instagram-ka si weyn ayaa loo jeclaaday taxanaha Kiralik ASK.

Qodobka 4-aad: Kasoo muuqashadeeda dhanka Tv-yada oo joogto ahed aawged mar ayee noqotay atiriishada ugu mushaarka badan kuwa taxanayaasha sameyaan.

Qodobka 5-aad: Waxay ku ammaanantahay ineysan wax ceeb ama fadeexo ah dhexda ka galin mudadii ay fanka kujirtay waxayna ku guuleysatay abaal marino fara badan oo qaab jiliinkeeda cajiibka ah lagu siiyay.

Qodobka 6-aad: Hantideeda guud waxaa lagu sheegay $13 Million dollarka mareykanka inee gaareyso waana mid kamid ah xidigaha turkiga ugu hodonsan.

Qodobka 7-aad: Waxay xiriir la yeelatay xidiga caanka ah Yunus Ozdiken inkastoo aysan is guursan hadana waxaa xaqiiq ah hader nolosha inee kali kutahay waana 34 jir.

Qodobka 8-aad: Waa muslim diinta islaamka heysata waxay xiiseysa akhrinta buugaagta daawashada, sido kale waxay leedahay eey yar iyo bisad yar oo ay korsato.

Dhamaad…

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here