Taariikhda Xidiga iyo actorka Caanka John cena


John cena waa Xidiga Ugu Caansan Ee Soo Mara Xilliga Wwe Waan ambassador Wwe Xilliga Oo Lagu Suuqgeeyo Taageero Fara Badan Ku Leh Caalamka Isagoo 15 Sano Ku jitay Wwe Oo Hada uu Ka Gaaray Heerka Ugu Sareeyay

John Cena iyo bilawgii noloshiisa:

John Cena waxa uu dhashay 23 kii April 1977kii waxa uuna ku dhashay galbeedka Newbury, Massachusetts,  .John Cena waxaa iska dhalay Aabe Talyaani ah iyo hooyo Canadian ah,

hooyadiisa waxa ay ku hadli kartaa luqadaha Faransiiska iyo Ingiriiska, Magaciisa oo buuxana waa John Felix Anthony Cena, John waxa uu aad u jeclaa yaraantiisa ciyaarta kubada cagta isaga oo kamid ahaa xidigihii loogu jeclaa kubada cagta college kiisa xilligii uu arday ga ahaa.

markii uu 15 jirsaday John waxa uu xoogaa saaray sidii uu ku dhisi lahaa jirkiisa isaga oo durba bilaabay inuu ka caajiso kubada cagta una jeesto dhankaa iyo feerka sanad gudahiisa John waxa uu miisaankiisa noqday 245 Pounds oo u dhiganta 111 Kilo Gram waxa uu markiisii ugu horeysay kasoo muuqday UPW (oo ah magaca loo aqoon jiray shirkada soo saarta da’yarta jecel ciyaarista Musaaracada ) sanadihii 2000 iyo 2001 dam waxa uuna kadib qandaraas usaxiixay shirkada Ohio Valley Wrestling, isaga oo sanadkii 2002 da ku guuleystay OVW heavyweight title, labo sano kadib ayuuna si rasmi ah ugu soo biiray WWE,

Bilaabshadii Wwe Iyo Nasiibkiisa Wacana

waxa uuna sanadkiisii ugu horeeyey ku guuleystay United State Championship tan iyo xilligaas waxa uu Cena gaarayey guulal isdaba joog ah.John Cena ayaa sidoo kale fursad u helay inuu kasoo muuqdo shaashadaha Hollywood isaga oo wax ka jilay Aflaamo badan John Cena waxa uu aad u jecel yahay Filimada Kartoonada Japan ka ay sameyso waxa uuna carabka ku dhuftay gaar ahaan film ka uu aad ka u jecel yahay waxaana lagu magaacaa film kaas Fist of the North Star, John waxa uu sidoo kale jecel yahay Video Game ka Command & Conquer, Boston Bruins, Boston Red Sox, Tampa Bay Rays, Los Angeles Dodgers,[306] New England Patriots, Boston Celtics iyo Sidoo kale waxa uu aad u jecelyahay horyaalka Ingiriiska ee loo yaqaan English Premier League waxa uuna ka taageeraa kooxda Tottenham Hotspur. Sidoo kale John Cena ayaa qeyb ka noqday fanaaniinta dalka Mareykan isaga oo soo saaray album kiisii ugu horeeyey “You Can’t See Me”

waxa uuna sameeyey rikoor aad u culus bishii April sanadkii 2007 da waxa uu noqday album loogu jecel yahay xilla uu soo xareeyo lacago aad u fara badan kadib 143 Kun oo copy ah oo la iibiyey.

John cena iyo guulihiisa ugu weynaa


Cena waa nin gaaray guulo Badan isagoo weligiisa ahaan jiray qofka ah  main eventiga isagoo guuleysay WWE career, Cena has won 25 championships, ay yihiin16 rworld champion (13 ay tahay WWE Champion iyo 3 ay tahay WWE’sWorld HeavyweightChampion)
Isagoo record kaas la Wadaago Rick Falair 

waxaa oo kaloo ui qaaday shan mar United States Championand iyo afar world tag team champion (labo ay tahay World Tag Team iyo lab WWE Tag Team) waxaa kaloo u hantay Money in the Bank ladder sanadkii(2012), isagoo noqday labo jeer Royal Rumble. winner (2008,2013), iyo 3 mar ayuu ku guuleystay Superstar of the YearSlammy Award winner (2009,2010,2012).

Cena waa afar shaqsi ugu darajada sareeya  WWE Champion isagoo ka danbeeya Bruno Sammartino,Bob Backlund, and Hulk Hogan. Isagoo noqda  event WrestleManiaon shan mar oo kala duwan (in2006,2007,2011,2012, and2013) isagoo ninka ugu soo muuqashada badan WWE pay-per-views.
John cena iyo waayihiisa Hollywoodka

John bilaabasho wacan ayuu ka helay Hollywood ka isagoo filimkiisa ugu horeeya uu ahaa The Marine oo hogaamiye uu ka ahaa isagoo box office natiijo fiican ka keenay isagoo kasoo muuqday aflaamo badan oo guulo gaadheen oo ka mid ah 12 Rounds(2009),Legendary (2010),The Reunion(2011),Trainwreck (2015),Sisters(2015),Daddy’s Home (2015),The Wall (2017),Daddy’s Home 2 (2017),Ferdinand (2017)  iyo aflaamo badan oo u soo wado 2018

Sidoo kale waxa marti galiyaa show ka baxa televisionada Sida Manhunt,Deal or No Deal, MADtv, Saturday Night Live,Punk’d, Psychand Parks and Recreation iyo Today show isagoo host ka noqday kid’s choice award.

Mahadsanidiin