Home » Nolosha Jilaayaasha » 4 Aktar Ee Shabeel-Naagoodka Bollywoodka Ah Kuwaaso Shukaansadayn Gabdhaha Ugu Badan

4 Aktar Ee Shabeel-Naagoodka Bollywoodka Ah Kuwaaso Shukaansadayn Gabdhaha Ugu Badan

Waa Wax Caadi Ah In Hamiga Iyo Dabeecada Bini’Aadamka Ay Kala Duwanaato Iyadoo Dadka Qaar Ay Jecel inay Inay Wax Badan Sameeyaan Qaarna Aysan Xitaa Doonayn Hal Iyo Inka Badan

Bini’Aadamka Isku Dabeecada Ama Hami Ma AhanQaar Waxa Ay Aaminsan Yihiin Ama Jecel Yihiin Inay Sameeyeen Hal Xariir Taaso Ay KaMiradhaliyaan Iyagoo Ugu Dambayn KaDhabeeyaan

Laakiin Dadka Qaar Waxa Ay Jecel Yahay Ama Dabeecad Ay Ka Dhigtayn Sameynta Xariiro Badan Midaaso Aan Maanta Maqaalkeena Aan Kaga Hadlayo Weliba Si Qaas Ah Aktarada Bollywood-Ka Kuwaaso Lagu Tilmaamo Inay Yihiin Shabeel-Naagood Oo Ah Inay Sameeyeen Xariiro Fara Badan

1. sanjay dutt

Sanjay Dutt Inuu Shabeel Naagood Yahay Waxa Lagu Cadeeyay Filimka Noloshiisa Ka Hadlaayay Ee Sanju Kaaso Lagu Sheegay In Sanjay Dutt Xilliga Uu Dhalin-Yarada Aha U Xariir La Sameeyay In Ka Badan 308 Gabdhood Waana Mid Aan Caadi Ahayn Tiro Intaas La Ek Inuu Lasoo Saaxiibay

Waana Boqorka Shabeel-Naagoodka Sanjay Dutt Waxa Uu Sameeyay Sadex Guur Sadexdiisa Xaas Waxa Ay Lagu Kala Magacaaba Richa Sharma Rhea Pillai Iyo Manyaatta Dutt Xariirada U Sameeyay Waxa Ka Mid Ah Mandhuri Iyo Nagma

2. ranbir Kapoor

Wiilka Ay Dhalayn Labada Halyeey Ee Kala Rishi Kapoor Iyo Neetu Singh Haddane Ah Aktarada Mustqabalka Dheer Ku Leh Shirkadda Bollywood-Ka Ranbir Kapoor Ayaa Waxa Lagu Tilmaama Inuu Ka Mid Yahay Aktarada Shabeel-Naagood Ah

Isagoo Sameeyay Xariiro Fara Badan Isagoo La Sameeyay Atariishooyinka Avantika Malik Sonam Kapoor Deepika Padukone Nargis Fakhri Priyanka Chopra Katrina Kaif Iyo Hadda Waxa Lagu Xamanaaya Inuu Xariir Jaceyl Kala Dhaxeeyo Atariishada Alia Bhatt

3. Salman Khan

Doobka Ugu Caansan Dalka India Salman Khan Qarnigan Cusub Waxa Loo Aqoon-Saday Aktarka Ugu Muranka Badan Taaso Xilli Walba Isaga La Hadal Haayo Waxaana U Sabab U Ah Xariirada Jaceyl Uu Sameeyay Ay Ugu Weyneed Tan Ugu Xiisaha Badan Oo Ahayd Xariirka Ka Dhaxeeyay Isaga Iyo Atariishada Aishwarya Rai

Sidoo Kale Waxa Uu Xariiro La Sameeyay Atariishooyinka Ay Ka Mid Yihiin Sangeeta Biljani Katrina Kaif Iyo Gabdho Kale Oo Badan Weliba Waa Doob Daahay

4. Shahid Kapoor

Shahid Kapoor Marka Uu Fanka Soo Galayay Waxa Uu Ahaa Wiil Qurux Badan Haddane Dhisan Midaaso Dumarka Ama Atariishooyinka Xilligaas Si Weyn Usoo Jiitay Ka Dib Waxa Uu Xariir La Sameeyay Atariishada Kareena Kapoor Taaso Si Weyn Usoo Jiitay Aktarkan Dhalinta Yar Iyadoo Xitaa Sheegtay Ama U Digniin Siisay Atariishooyinka Kala Tirsan Bollywood-Ka Inaysan Fiirin Karin Shahid

Taaso Markii Dambe Uu Bur Buray Xariirkooda Shahid Kapoor Ayaa Xariirooyin Kale Waxa Uu La Sameeyay Amrita Rao Vidya Balan Priyanka Chopra Sonakshi Sinha Laakiin Hadda Waa Xaasle Waxaana U Dhaxda Gabadha Lagu Magacaabo Mira Rajput

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *