Fanka Hindiya jilaayaasha soo mareen iyo kuwa ay haatan heestaan waa qasab inay dhigeen iskooro waa weyn balse iskoor walbo waxaa hubaal ah in maalin maal maha ka mid ah la jebinaayo, laakiin waxaan idiin heynaa iskooro adag tahay in la jebiyo.

Waxaa jiraan afar jilaa oo Bollywood-ka ku faanaan labo atoore iyo labo atirisho oo darajada Superstar gaareen kuwaas oo dhigeen iskooro ay adag tahay in la jebiyo waxayna afartan jilaa ka siman yihiin mid walbo inuu sameeyay sedex sano oo isku xigto filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay:

1. Noor Jehan 3-sano isku xigto sameesay filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay:

Zeenat (1945)

Anmol Ghadi (1946)

Jugnu (1947)

2. Amitabh Bachchan 3-sano isku xigto sameeyay filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay:

Amar Akbar Anthony (1977)

Muqaddar Ka Sikandar (1978)

Suhaag (1979)

3. Madhuri Dixit 3-sano isku xigto sameesay filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay:

Dil (1990)

Saajan (1991)

Beta (1992)

4. Salman Khan 3-sano isku xigto sameeyay filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay:

Dabangg (2010)

Bodyguard (2011)

Ek Tha Tiger (2012)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here