Home » . » 4 Sawir Salman Khan Iyo Katrina Kaif U Gaar Ah Oo Maanta Baraha Bulshada Qabsaday

4 Sawir Salman Khan Iyo Katrina Kaif U Gaar Ah Oo Maanta Baraha Bulshada Qabsaday

Mega Star Salman Khan iyo saaxiibtiisa Katrina Kaif waxaa u diyaarsan 5-sano ka dib filimkooda Tiger Zinda Hai oo la daawan doona 22 December 2017.

Haddaba inta aan la gaarin soo baxitaanka filimkooda Tiger Zinda Hai Sallu Bhai iyo Katrina ayaa taageeraashooda qancinaayaan maadaama maanta mar kale la wareegeen hadal heynta baraha bulshada.

Salman iyo Katrina ayaa maanta laga soo bandhigay 4 sawiro oo soo jiidasho leh waxaana lagu soo bandhigay Cover-ka Vogue India ee maanta.

Salman Khan iyo katrina sawirada laga soo bandhigay caadi ma aha si soo jiidasho leh ayaana looga qaaday fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay labadaan guusha u saaxiibka ah.

Salman-katrina-1

Salman-katrina-2

katrina-teaser

Salman-teaser

 

One Response to 4 Sawir Salman Khan Iyo Katrina Kaif U Gaar Ah Oo Maanta Baraha Bulshada Qabsaday

  1. rudwaandxt Reply

    December 1, 2017 at 4:17 pm

    salman baa horkacaya 2khans somaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *