1-Shah Rukh Khan oo ah jillaaga 2-aad ee caalamka ugu taarjisan oo hantidiisa lagu qiyaaso $740-760-million ayaa wuxuu heestaa gaari la yiraahdo Bugatti Veyron vehicle kaas oo qiimhiisu ku kacaaya lacag dhan 12-Crore oo u dhiganta dollar ahaan ($1.68-m).

2- Atooraha badanaa ka sammeeya rikoorada cusub taarikhda fanka Bollywood kaas oo ay saxaafadda ug yeerto magaca Mr. Perfectionist ee Aamir Khan ayaa wuxuu heestaa gaari la yiraahdo Mercedes S600 kaas oo qiimihiisu yahay 11-Crore oo u dhiganta $1-Million iyo 529-kun oo Dollar.

3- Aktarka caanka ah ee Salman Khan ayaa ku jirra kaalinta 3-aad wuxuuna heesta gaari la yiraahdo Range Rover Company kaa oo uu qiimihiisa dhan yahay 10-Crore oo u dhiganta doolar ahaan $1-Million 390-kun Dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here