40 Xidig (Male) Oo Muslimiin Bollywoodka Looga Aqoonsanyahay Ayagoo Diinta Islaamk Heestan (+Video)

Maqaalkan kusaabsan xidigaha Bollywoodka soo mareen taariikh ahaan ee diinta islaamka qaateen dhowr jeer ayaan soo daabacnay balse akhristayaal qaarkod ma aysan arag ayaaa macquul ah.

Waxaan isku daynay inaan maqaal kooban oo aan oga hadleeno xidigaha Bollywoodka diinta islaamka qaateen soo daabacno halkaan ayaana kusoo koobena in badan oo caan ah ayaa jiraan kuwaaso Musliim lagu tiriyo.

Hadaba maanta qeybta Ragga ayaan ka hadli doona anaago qeybta Dumarka dib kasoo daabici doonno, marka laga hadlo xidigaha ama jilayaasha Ragga ah ee Bollywoodka soo mareen misane Diinta islaamka heestaan aadbe u fara badan yihiin waxanaa kamid ah tusaale ahaan Sedexda Khans, Kader Khan, Emraan Hashmi, Fardeen Khan, Feroz Khan, Nawazuddin Siddqui, Naseeruddin Shah iyo kuwa kale oo badan xitaa qorayaal iyo film sameyaal ayaa liiskan soo galyaan sida Salman aabihiisa Salim khan.

Balse Muuqaal Video 40 xidig oo Bollywoodka caanka noqdeen magac ahaan qaarkodna Super Stars waa weyn ah ayaan idiin heynaa halkaasn hoose ka daawo fadlan qeybta xigana atirishooyinka naga filo…