sida aan la wada socono baraha bulshada dhawaanahan waxa ay noqotay shay aan laga maarmaamin kaasi si weyn ay u isticmaalaan dadka

iyadoo maalinta maalinta ka dambeesa waxaa sii kordhaya shaqsiyaadka isticmaalaam baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram kaaso ay ku xiran yihiin dad aad u fara badan kuwaaso garanayaan ilaa billion

haddaba sidaas darteed waxaan maanta ku hayaa 5 jilaa ugu taageeraha badan barta Instagram ka maadaama jilaayaasha Turkish ay ka mid yihiin jilaayaasha loogu jecel yahay dunida gaar ahaan dalka soomaaliya

Burak Özçivit  – 13.4 million followers

Hande Ercel – 10.8 million followers

Fahriye Evcen – 8.8 million followers

Neslihan Atagul – 8 million followers

Demet Ozdemir – 8.4 million followers

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here