Home » Nolosha Jilaayaasha » 5 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Aktarka Tiger Shroff

5 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Aktarka Tiger Shroff

Jackie Shroff Wiilkiisa Tiger Shroff Waa Aktar Aan Sameenaynin Hoos U Dhac Inuu Kor Aado Mooye Kasoo Bilaaw Waayihiisa Fanka Isagoo Super Hit  Ku Furtay Akoonkiisa Aflaamta Ee Shirkadda Bollywood-Ka Kaaso Ahaa Filimkii Hero Panti

Ka Dib Waxa Uu La Yimid Aflaamo Saameyn Ku Leh Boxx-Oficce Ka Ka Dib Filimka Baaghi Two Kaaso Noqday Blockbuster Weyn Sidoo Kalena Lacago Fiican Kasoo Xareeyay Boxx Office Waa Mid Kor U Qaaday Lacagaha Uu Aktarkan Hore U Haystay

Kaaso Sii Kordhiyay Sacirka Uu Maanta Suuqa Ka Joogo Isagoo Hadda Hantida Uu Haysto Waa Mid Ku Yimid Sare U Kac Isagoo Sanadkan Soo Galay Lacag Dhan 7 Crore

Isagoo Hadda Saxiixday Mashraariic Taaso Ugu Weyn Yahay Filimka Ay Ku Midoobayn Isaga Iyo Hrithik Maanta Waxan Idin Soo Gudbinaynaa 5 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Leeyahay Aktarkan

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawiradas 5 Agab Uu Aktartan Haysto Iyo Qiimaha Ay Joogaan

1.Mercedes Benz E 220 D – Rs 56 Lakh 

2. Range rover – Rs 2 Crore 

3. SS Jaguar 100 – Rs 4.5 Crore 

4. Guri Ku Yaala Xaafada Bandra – 22.5 Crore 

5. Koox Ciyaarta Ciyaarta Lagdanka Ah Ee Lagu Magacaabo Bengeluru Tigers – Rs 200 Crore