Marka laga soo tago atooraha filimka hogaamiyaha ka yahay waxaa jiro jilaayaal kale oo filimka door weyn ku leh waxaana si qaas ah ugu hadlaynay jilaaga caawinaayo hogaamiyaha filimka Supporting Actors.

Waana wax soo jireen ah in marka laga soo tago hogaamiyaasha filimka inn uu filimka door weyn ku leeyahay jilaa kale oo mar walbo indhaha lahu heyn doono siduu ula fal galay hogaamiyaha filimka.

Haddaba maanta waxaa idin heynaa warbaxin xiiso leh oo ka hadlaayo jilaayaasha filimka caawiye ku matalaan halka filim lacagaha lagu siiyo waxaana soo qaadan doona qaar ka mid jilaaayaashaas bollywoodka fadlan hoos kaga bogo.

Arshad Warsi – 4 crore

Anil Kapoor – 5 crore

Riteish Deshmukh – 4 crore

Shreyas Talpade – 2 crore

Bobby Deol – 6 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here