Home » Wararka Maanta » 3 Atariisho Kuwaaso Necban Shah Rukh Khan Xitaa Ma Doonayaan Inay Maqlaan Magaciisa

3 Atariisho Kuwaaso Necban Shah Rukh Khan Xitaa Ma Doonayaan Inay Maqlaan Magaciisa

shah Rukh Khan waa mid ka mid ah aktarada ugu shacbiyada uguna guulaha badan shirkadda bollywoodka atariisho walba waxa ay jeceshahay inay la shaqeeso mar uun

iyadooo u aragta inay tahay riyo u rumoday inay la shaqeeso aktarka shah rukh khan laakiin waxaa jira atariishooyin kuwaaso aan neceb aktarkan iskaba daay inay la shaqeeyaan

fadlan hoos ka aqri 3 atariisho kuwaaso necban aktarka shah rukh khan 

 

1. ameesha patel

ameesha ayaa sameesay mucjiso weyn ka dib marka ay kusoo caan baxday filimka blockbuster weyn noqday ee kaho naa pyaar hai waxaaba kasii daran marka ay ku xijisay filimka all time blockbuster noqday ee gaddar ee uu sunny doel hogaamiyaha ka aha

laakiin maalmahan dambe wax filim ah masameeso iyadoo inta ay ku guda jirtay waayaheeda fanka xitaa hal mar lama shaqeen aktarka shah rukh khan iyadoo iska diiday dhawr aflaam oo aktarkan hogaamiye ka ahaa lamana garan karo waxa ay ku necday aktarkan

 

2. hema malini 

the dream girl hema malini sidoo kale iyada waxa ay ka mid tahay atariishooyinka aan jeclayn shah rukh khan laakiin iyada waa shakhsiga Isaga soo geliyay bollywoodka

madaama ay u qarash-gareesay filimkiisa ugu horeeyay ee soo dil aashna hai halka shah rukh khan uu hogaamiye ka ahaa filimkaas laakiin filimka waxa uu noqday flop

laakiin shah rukh khan waxa uu helay aqoonsiga uu doonayay ka dib waxaa uu helay saxiixa filimka deewane laakiin meesha waxaa ku qasaaray lacagta iyo filimka hema malini hema malini kuma faraxsanaa horumarka aktarkan iyo guushiisa iyadoo sababta ay midaas ku necday ay iska tahay wax la cad

3. sonam kapoor 

sonam kapoor waxa ay bollywood ka tirsan tahay muddo badan 10 sanadood xitaa hal filim kalama aysan shaqeyn shah rukh khan sonam kapoor ayaa mar sheegtay inaysan doonayn la shaqaynta aktarkan

waxa ayna mida kowaad ku sheegtay inuu yahay nin wax badan ka weym oo ay ula jeedo inuu duq-yahay laakiin sonam kapoor waxa ay la shaqeesay salman khan oo shah rukh khan Isku fac ah

iyadoo mida kale ay ka gaabsatay laakiin waxaa mid la fahmi karo madaama loo fahmay inuu sonam kapoor inay bollywoodka aqoonsi ka hesho waxaa u diiday shah rukh khan

madaam filimkeeda ugu horeeyay ee sawaariya inuu bur-buro waxaa sabab u ahaa filimka om shanti om iyadoo labadaas hal mar tiyaatarada laysla wada saaray halka om shanti om uu noqday blockbuster weyn