Bollywood Ka Waa Sida Badd Weyn Oo Kalay Oo Qofkii Dabaal Yaqaana Uu Bad-Baadayo
Nasiibka Waa Mid Laga Marmaan Ah Markad Fan Ka Ku Cusub Tahay Oo Waxaa Adag Inad Ku Nagaato

Iyadoo Aktaro Qaar La Kulmaan Waji Wanaagsan Qaarna Ma Helaan Oo Midaas Ku Qasab Inay Lumaam Ama Ay Ka Dhacaan Baska Bollywood-Ka Maanta Waxan Idin Haynaa 5 Atariisho Oo Lumay Kasoo Bilaab Gayatri Joshi Ilaa Mayuri Kango

Haddabe Aan Eegno 5 Tan Atariisho

Antara Mali

Gabadhan Waxay Keentay Aflaam Ay Ka Mid Yihiin Company Oo U Hogaamiye Ka Ahaa Ajay Devgan  Oo Guul Dhex-Dhexaad Ka Noqday Boxx-Oficce Ka Iyo Filimka Road. Antara Si Dhakh Si Leh Ayay Isku Dhiibtay

Ka Dib Guuldarooyin-Keeda Aflaamta Kala Ah Gayab , Naach Iyo Mr Ya Miss Iyadoo Ugu Dambaysay Inay Filim Kasoo Muuqato Sanadkii 2010 Iyadoo Iska Guursatay Ninka Ka Shaqeeya GQ Magazine Oo Lagu Magacaabo Che Kurrem.

Gayatri Joshi

Gayatri Waxay Ka Mid Ahayd 5 Gabdbood Ee Ugu Dambaysay Ee Lagu Kala Saarayay Femina Miss India Beauty Sidoo Kale  Waxay Noqotay Qof Guul Ka Gaara Dhanka Model Ka

waxaana Hab-Jiliin Heer-Sare Oo Jacely La Sameesay Shah Rukh Khan Filimkii Swedes Ka Dib Wax Filim Maysan Keenin Waxay Guursatay Maamulaha Shirkadda Oberoi Really LMD Oo Lagu Magacaabo Vikas Oberoi

Mayuri Kango

Gabadhan Waa Taqaana Hadad Fiirsatay Filimka Hogi Pyar Ki Jeet Oo Uu Waday Ajay Devgan Iyo Arshad Warsi Iyadoo Filimkas Jaceyl La Sameesay Arshad Warsi Sidoo Kale Waxay Kasoo Muuqatay Aflaan Ay Ka Mid Yihiin Betaabi Iyo Filimka Ay Kusoo Caan Baxday Oo Lagu Magacaabo Papa Kehte Hain

Iyadoo Markii Ay Socon-Waysay U Weecatay Dhinaca Musasalka Iyadoo Sameesay Dhawr Musasal Ay Ka Mid Yihiin Kya Hadsaa Iyo Kya Haqeeqat Iyadoo Ugu Dambeeyn Guursatay Sanadkii 2003 Ka Dib Waxay U Guurtay Mareekan Caasimadiisa New York Iyada Iyo Ninkeeda.

Annu Agarwal

Atariishadan Waxay Aflaam Ku Bilowday Jaceyl Aan Caadiga Ahayn Filimkii Hitt Ka Noqday Ee Aashiqui Ka Dib Waxay Hab Jaliinkeeda Sareeyay Ku Muujisay Filimka King-Uncle Oo Ay Wadayn Jackie Shroff Iyo Shah Rukh Khan

Iyada Waxaa Ku Qasabay Inay Bollywood Ka Isaga Baxday Iyadoo Waxay Gashay Shil Gaari Iyadoo 29 Maal-Mool Ku Jirtay Koomo Hadda Waxay Tahay Macalin Yoga Iyadoo Leh School Dadka Lagu Baro Yoga.

Kim Sharma

Aktaradan Waxay Bollywood Ka Ku Bilowday Filimka Blockbuster Ka Noqday Ee Ay Wadayn Shah Rukh Khan Iyo Amithab Bachchan Filimkii Mohabbatein

Sidoo Kale Waxay Wax Ka Jishay Aflaam Ay Ka Mid Yihiin Tom , Dick Iyo Harry Iyo Zindaggi Rocks Iyadoo Shaashada Ugu Dambeesay Sanadkii 2009 Iyadoo Guursatay Ninka Ku Caan Ah Ciyaarta Cricket Ka Oo Lag Magacaabo Yuvraj Sing.

Dhamaad…..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here