In Lagu Biiro Bollywoodka Waa Shaqo Aad U Adag Iyadoo Qofkii Marka Hore Waxa Ku Adkaata Inuu Saldhigto Ama Inuu Helo Qof Caawiya Iyadoo Sanadahan Dambe Bollywood Ka Lagu Xagliyo Inuu Ku Jiro Is Qaraabeysi

Laakiin Midaas Qaarna Waa Ay Beeniyeen Qaarna Waxay Sheegayn Inuu Jiro Laakiin Aktarka Salman Khan Waa Mid Aan Aamin-Saneyn Arimahaas Madaama Uu Caawiyo Qof Aysan Is Xigin Ama Isku Qoys Ahayn Kaliya Bini’Aadinimo Midaaso Aktarkan Lagu Tilmaamo Inuu Yahay Mid Naxriis Badan

Laakiin Waxaa Isaga Hortaala Dhibaato Kale Oo Ah In 5 Atariisho Kuwaaso Shaqadooda Ugu Horeesay Ee Fanka La Midoobayn Salman Khan Laakiin Ilaa Hadda Saldhiga La Bollywoodka Oo Waxa Ay La ‘ Yihiin Aflaamo Fiican

Fadlan Hoos Kaga Bogo Liiska Atariishooyinkaas

Athiya Shetty

Gabadha Uu Dhalay Halyeeyga Weyn Ee Bollywood-Ka Ee Sunil Shetty Waxa Soo Caan Bixiyay Salman Khan Isagoo Soo Saare Ka Ahaa Filimkeedii Ugu Horeeyay

Kaaso Lagu Magacaabo Hero Oo La Daawaday Sanadkii 2015 Iyadoo Filimkaas Atariishadan Si Weyn Loogu Amaanay Ka Dib Waxa Ay La’ Dahay Guulo Fiican Iyo Aflaaamo Oo Doorar Fiican Ah In Loosoo Bandhigo Athiya Waxan Leenahay Nasiib Wacan

Daisy Shah

Gabadhan Marka Hore Ahayd Kuwa Diyaariya Dance-Ga Aktarada Heesaha Ayaa Waxa Ay Isku Badashay Atariisho Waxaana Midaas Ugu Wacan Salman Khan Uu Daisy Ku Soo Caan Bixiyay Filimkii Jai Ho Kaaso Guul Fiican Gaaray

Ka Dib Markaas Atariishadan Waxa Ay Ka Bixi La’ Dahay Flop Iyo Disaster Kaliya Ka Dib Markaas Waxa Ay Ku Faanta Filimka Race 3 Uu Isla Salman Khan Uu Kusoo Daray Waxan Leenahay Nasiib Wacan Daisy Shah

Zareen Khan

Atariishadan Waxa Iyadana Soo Caan Bixiyay Salman Khan Isagoo Kusoo Daray Filimka Veer  Kaaso La Daawaday Sanadkii 2010  Filimkan Waa Mid Noqday Below Average Waana Midkeeda Ugu Fiicnaa

Ka Dib Atariishadan Waxa Ay Noqotay Mid Aan Saldhigan Oo Ka Bixi La Wareer Joogta Ah Zareen Khan Waxan Leenahay Nasiib Wacan

Sneha Ullal

 Atariishadan Waxa Ay Fanka Kusoo Biirtay Sanadkii 2005 Iyadoo Kusoo Caan Baxday Filimka Uu Hogaamiye Ka Aha Salman Khan Kaaso Lagu Magacaabo Lucky Inkastoo Uu Flop Noqday

Laakiin Atariishadan Waxaa Saameeyay Magaca Filimkaas Oo Lucky Aha Iyadana Waxaa Ku Dhacday Unlucky Ama Nasiib Xumo Atariishadan Waxa Ay U Bur-Burtay Sida Xariirka Salman Khan Iyo Aishwarya Rai Uu U Bur Buray Ka Dibna Waxaa Laga Wayay Saaxada Bollywood-Ka

Bhumika Chawla

Gabadhan Bollywoodka Waxa Ay Ku Qabsatay Filimka Tere Naam Kaaso Si Weyn Loogu Xasuusto Atariishadan Kaaso Uu Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Salman Khan Tere Naam Waxa Uu Noqday Gaara Guul Fiican Ka Dib Atariishadan Waxa Ay Weesay Filim U Gaara Guul Weyn Iyo In Aflaamta Laga Siiyo Doorar Weyn

Midaaso Atariishadan Markii Dambe Go’aansaday Inay Iska Guursato Oo Iska Joojiso Aflaamta Bhumika Chawla Waxan Leenahay Nasiib Wacan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here