Inta badan jilaayaasha Bollywood-ka waxay heestaan baabuur nooca raaxada kuwo casri ah sidoo kalena qaali ah, waxaana lasoo bandhigay ama xog laga helay sanadkan 2020 iyo 5-atoore ee iibsadeen baabuurta lacagaha qaaliga ah ku fadhiyaan.

Akshay Kumar: gaariga nooca raaxada ah Rolls-Royce Phantom VII ayuu ku iibsaday 9.50 Crore ilaa 11 Crore qiimo u dhaxeeyo una dhiganto $1.26m $1.46m.

Hrithik Roshan gaari nooca raaxada ah Rolls Royce Ghost Series II ayuu ku iibsaday 7 Crore ($929k).

Ajay Devgn gaari nooca raaxada ah Rolls Royce Cullinan ayuu ku iibsaday 6.95 Crore ($923k).

Amitabh Bachchan gaari nooca raaxada ah Bentley Continental GT ayuu ku iibsaday 3.58 Crore ($475k).

Sanjay Dutt gaari nooca raaxada ah Ferrari 599 GTB Coupe ayuu ku iibsaday 3.37 Crore ($447k).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here