Juhi Chawla oo ah Boqoradii hore Bollywood-kawaxay sameysay aflaam badan oo taariikhi ah waana atiriisho maqaamkii ugu sareeyay ka gaartay fanka hindiya waxaana lagu xasuusan doonaan in badan jiliinkeeda iyo dhoolacadeynteeda badneed.

Waayaheeda fanka hindiya waxaa laga qoray dhowr maqaal oo kala duwan oo u gaar ah nolosheeda gaarka ah, xirfadeeda jiliinka, awoodeeda BOI iyo kuwa kale.

Qaar kamid ah xog kusaabsan xidigtaan waan idiin la wadaagnay markaana waxaan idiin la wadaageynaa aflaamteeda ugu caansanaayen ee ay sameysay kuwaaso qaab jiliin ahaan iyo ganacsi ahaanba uwada guulesteen waxaana kamid ah Hum Hain Rahi Pyaar Ka oo ay ku qaadatay abaal marinta Filimfare.

Hadaba xidigtaan aflaam badan ayee sameysay kuwaaso bandhigeeda dahabiga ah si weyn loogu ammaanay laga soo bilaawo Darr ilaa Phir Bhi Dil Hai Hundustani maba kala dhacaan aflaamteeda.

Waxaase idiin heynaa 5-Filim kuwaaso xidigtaan ganacsi ahaan guul lixaad leh u gaareen sido kalena doorarkii ay ku leheed Filimadaas si weyn ayaa loo ammaanay hoos kaga bogo magacyada Filimada sawiradooda iyo natiijadoodaba:

1-Qayamat Se Qayamat Tag: Blockbuster

Qayamat Se Qayamat Tak

2-Darr: Blockbuster

Darr: A Violent Love Story

3-Yes Boss: Hit

Yes Boss

4-Ishq: Super Hit

Ishq

5-Hum Rahin Pyaar Ka: Hit

Hum Hain Rahi Pyar Ke

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here