Anushka Shetty waxayna fanka Koonfur Hindiya ka tirsan tahay in ka badan 10-sano ayadoo heshay aqoosni caalami ah.

Maanta Anushka waa dooqa kowaad ee filim sameeyayaasha sidoo kalena aflaanta qaar atoorayaasha Koonfur Hindiya ayay ka saameyn badan tahay waana arin naadir ah madaama atirishooyinka reer Koonfur Hindiya boos saameyn leh aysan badanaa siinin!

Inta badan xidigtaan magaceeda marka aad maqashid filimka Baahubali iyo doorkeeda Daveseena ayaa kugu soo dhacaayo laakiin Baahubali ka hor ayay aqoonsi fanka Koonfur Hindiya ka heshay.

Hadaba waxaan idiin aqristayaal 5-filim oo ay qasab tahay inaad daawatid hogaamiye ka tahay Anushka Shetty kadib waa hubaal xidigtaan miisaanka ay agtaada ku laheyd ka weyn inay ku yeelan doonto:

Arundhati (2009)

Vedam (2010)

Billa (2007)

Inji Iduppazhagi (2015): sidoo kale Size Zero ayaa la dhahaa filimkan waxayna miisaankeeda ku dartay 20-kiilo!

Deiva Thirumagal (2010)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here