Waa ilmo adeeron laxmi ah Ranbir Kapoor waxaa aabo u ah Rishi Kapoor halka Kareena Kapoor aabahed yahay Randhir Kapoor waxaana xusid mudan in labadan oday walaalo iski hooyo iyo aabo ah wada yihiin oo labadooda waxaa dhalay Superstar Raj Kapoor.

Waxaan halkaan idiin kugu soo bandhigeynaa 5 jeer kala duwan oo ay dsdka hortooda ku shaaciyeen midba midka kale fikrada uu ka qaabo ilmo adeeradan kala ah Ranbir Kapoor iyo Kareena Kapoor.

1-Albaabka kaama furaayo hadaa Xili Dambe Guriga Imaado:

Kareena ayaa hada kahor u sheegtay Ranbir Kapoor inuusan gurigooda imaan karin marba hadii la gaaro 2:00 am ama 2-da habeenimo xiliga geeska africa (sideed saac habeenimo) sababto ah Ranbir ayaa caado ka dhigan jiray inuu xiligaas yimaado guriga isagoo qamri iyo cabitaano kale raadinaayo.

If I do a film with him, the chemistry will be unbelievable: Kareena Kapoor on working with Ranbir Kapoor

“12:00am saqdhexe hadii la gaaro guriga dadka dhan wey seexdaan oo xiligaas wixii ka dambeya qofna masoo jeedo sidaa aawged albaabka kaama furaayo hadaa soo daahdo” ayee tiri xidigtaan iyadoo la kaftameysa Walaalked Ranbir.

2-Filim Inaa Ranbir La Sameeyo Macquul Ma Ahan:

Bebo markale ayee xidigaan fagaaraha kaga hadashay waxay sheegtay ineysan Ranbir Filim la sameyn karin maadama walaalked ilmo adeero ah yahay sidaa awgedna fiicneen inee jaceyl shaashada kula wadaagto,”ilama qumana inaa walaalka jaceyl shaashada kula wadaagto” ayee sii raacisay hadalkeeda.

Ranbir on his equation with Kareena

3-Anagoo Walaalo Ilmo Adeero Ah Ayaa Hadana Iska Warqabin:

Ranbir ayaa ka dhawaajiyay in isaga iyo Kareena isku dhoweyn tan iyo yaraantiisa inkastoo isla soo koreyn hadana waxuu sheegay dabeecadooda inee is anfaceenin sidaa awged qofba qofka kale wuu iska ilaaliya waxuu kaloo sheegay Ranbir inuu Kareena gurigeeda ku booqanin mudo dheer xaalkeeda xitaa badana inusan ka warqabin ayuu sheegay.

Ranbir is one of the greatest Indian actors

4-Ranbir Waa Mid Kamid Ah Jilayaasha shirkadeean Ugu Wanaagsan Abid:

Kareena oo wiilka adeerked dhalay amaaneysa waxay sheegtay inuu kamid yahay xidigaha taariikh ahaan fanka hindiya ugu wanaagsan,”waan aaminsanahay inuu Ranbir jilaanimo ka weyn yahay waa atoore cajiib ah Bollywood-na ku faanaan” ayee tiri Bebo.

This image has an empty alt attribute; its file name is ranbir_50.jpg

5-Kareena Waa Mid Kamid Ah Atiriishooyinka Ugu Quruxda Badan Hindiya:

Kareena Kapoor Khan is one of most beautiful actresses in Hindi cinema

Ranbir dhankiisa waxuu sheegay in Bebo qurux aan lagu gaarin kana mid tahay taariikh ahaan atiriishooyinka faro kutiriska ah ee shirkadaan ugu quruxda badan ilmo adeero is ammaanayan midba midka kale hadana bishii ama lixdii bilood halmar kulmaan xaalkana iska wareystaan ugu imaaw Ranbir iyo Kareena kkkkkk.

1 COMMENT

  1. Asc bhd filimside hormar wacan horay usocda.
    Lkn Kareena iyo ranbir waaba aragneee bal noo suu gudbiya karishma kapoor iyo ranbir kapoor aykana 6 bilood halmar mee is wareeystaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here