5 Sawir Oo Naxdin Leh Kuwaaso Atoorayaasha Bollywoodka Dharka U Dhigteen (+Sawiro)

Jiliin marka laga hadlo dhamaan waa wax aan run aheen oo shaashada horteeda been loogu sameynaayo balse mararka qaar beentas lasameynaayo qaatarteeda ayee leedahay halis ahaan nafsadeed iyo sumcad ahaanba.

Waxaa jiraan qaar kamid ah atoorayaal iyo atirishooyinka Bollywoodka kuwaso u bareeraan halis nooc kaste ee ahaataba ayagoo shaashada horteeda daawadayaasha kaga yaabinayaan xili sawiro qaas ah laga qaaday oo ay Fashion sameynaayen bartamihii 80-kii ilaa bilawgii 90-kiina ku faafeen meelwaba oo saxaaafada goob walba

Waxaan idiin heynaa 5 sawir kuwaaso jilayaasha Bollywoodka shaashada horteeda dadka kaga yaabiyen ayagoo dhar dhigteen, halkaan hoose ka daawo….

Aditya Pancholi:

Shakti Kapoor:

Govinda:

Jackie Shroff:

2 Comments

  1. Bahda filim side sawirka hadi ayan tafaasil kuso dafin ma asaga hadlaya fadlan waraysi kuso dara filimka sbbta dharka loo dhugtay iyo hadi fadexad katimid iyo wax lamid ah ka hadla sawir hadlaya uma jeedno ee hadal kuso dara mahad sanidin

    • sawir film ah ma ahan sxb ee waa sawiro hab Fashion ah looga qaaday in dhaliil iyo hadal heyn ka timidna maqaalka kuxusnay

Comments are closed.