1- Hema Malini ayaa ka mid ah Atarii shooyinkii ugu caansanaa 80-maadkii -90-maadkii kana mid ah aktarooyinka ugu jilista badan fanka india waxayna jishay in ka badan 154-aflaam.

2- Rekha ayaa ka mid ah jillaayasha ugu caansanaa fanka 80-maadkii 90-maakii iyadoona ciyaareaay doorar waa weeyn 90-maadkii ayaa waxay jishay in ka badan 84-aflaam.

3- Madhuri Dixit ayaa ka mid ah jillaayaasha ugu caansan lagu naaneysaa dhak dhak girl aya jishay in ka badan 76-aflaam.

4- Aktaradda quruxleeyda xishoodka badan ee Juhi Chawla ayaa ka mid ah jillaayasha ugu jilista badan fanka waxayna jishay in ka badan 84-aflaam.

5- Aktardda Sridevi ayaa ka mid ah jillaayaaha ugu jilista badan fanka iyadoo aysan ku noolleyn dunida waqti xaadirkan dabcan waa mid ka mid ah atariishooyinkii ugu awoodda badnaa ugu saameenta badnaa ee abid soo mara india waxayna jishay in ka badan 267-aflaam.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here