5 Xaqiiqo Oo Xiise Leh Oo Laga Diwaan galiyay Musalsalka Qarniga Game of Thrones

0
1382

1_ Arya Stark Waxa Loo diwaan galiyay Inay Tahay Charecterka Gaysatay Dhimashadii ugu Badnayd Sideedii Season Ee uu Socday Taxanahani Waxay Nolosha Dhaafisay In Ka bdn 1000 Qof.

2 _ John Snow, Emilie clark, Piter dinkleyg ,Leena Heady, Iyo Kit Harington Oo Ahaa Wajiga Showga Waxay Xalqad Kasta Ka Oo Mida Lixda Season Ee Hore Ku qaadanayeen Lacag Dhan $500,000 halka Season 7 iyo Season 8, Ay Ku Qaadanayeen Xalqad Kasta Qiimo dhan $6,500,000.

3 _ The Bells Oo Ah Xalqada 5aad Ee Season 8 Waxay Noqotay Xalqadii Loogu daawashada Badnaa Abid Ee Taariikhda Aflaamta Taxanayaasha Ah Waxa Daawatay In Ka bdn 17milion Oo Aanay ku Jirin dadka ka daawada Websiteyada sharciga Ah iyo Kuwa Aan sharciga Ahayn Midna.

4_ Barack Obama Oo Ahaa Madaxweynihii Maraykanka Ee Hore Waxa uu Ka Mid Ahaa Taageerayashka Khaaska Ee Game of Thrones Waxa Uu Sanadkii 2016 kii Si gaar Ah Uga Dalbaday Madaxa Suuq Gaynta Shabakada HBO Inu isagu Ka Hor Daawado Dhamaan Dadka Kle, Xili dadku ay Sugayeen Season 6, Oo Markaa La Qorshaynayay In La Baahiyo Xiliga Uu Codsaday Madaxweyne Barack 4 Bilood Kadib, Waxa Xusid Mudan In Obama Qirtay Inu Si Niyad Ah U Taagero Triyon Leinster.( Peter Dinklage)

5 _ Tyrion Leinster ( Ninka Gaaban ) Waxa Uu Kasoo Muuqday Taxanahan 67 Xalqadood In ka bdn Dhamaan Jilayaasha Kle.

W.D Abdishakuur Shakti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here