Inta badan fanka Hindiya iyo ciyaarta Cricket-ka kalama saarno waxaana filimada badankooda lagu soo dhex daraa ciyaaraha Cricket-ka oo xulka Hindiya cayaarayaan ama tartamada caalamiga ah ee Cricket-ka u gaarka ah balse waxaan idiin heynaa 6-filim oo cayaarta Cricket-ka sheeko ahaan si adag loogu saleeyay inta badana sheekooyinka laga wada helay:

Sachin: A Billion Dreams (2017) wuxuu noqday Average filim guuleestay sidoo kalena qiimeynta sheekada wuxuu helay 8.6/10 IMDb Rating.

Azhar (2016): Emraan Hashmi filimkiisa Flop ayuu noqday sidoo kalena qiimeynta sheekada wuxuu helay 5.8/10 IMDb Rating.

M.S Dhoni: The Untold Story (2016): Sushant Singh Rajput filimkiisa wuxuu noqday Hit sidoo kalena qiimeynta sheekada wuxuu helay 7.7/10 IMDb Rating.

Patiala House (2011): Akshay Kumar filimkiisa wuxuu noqday Flop sidoo kalena qiimeynta sheekada wuxuu helay 5.6/10 IMDb Rating.

Iqbal (2005): Shreyas Talpade filimkiisa wuxuu noqday Average sidoo kalena qiimeynta sheekada wuxuu helay 8.1/10 IMDb Rating.

Lagaan (2001): Aamir Khan filimkiisa wuxuu noqday Hit sidoo kalena qiimeynta sheekada wuxuu helay 8.1/10 IMDb Rating.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here