Home » . » 6 Filim Sameeye Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Hal Filim Isku Keenay Jilaayaal Fara Badan (+Sawiro)

6 Filim Sameeye Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Hal Filim Isku Keenay Jilaayaal Fara Badan (+Sawiro)

Bollywood-ka waxay heystaan jilaayaal caan ah kuwaas oo sameeyay filimaan Classic ah oo si weyn loo wada jacel oo aan laga xiiso dhigeyn.

Sidaan daraadeed waxaa maanta ka idin heynaa 6 filim sameeye bollywoodka caanka kuwaas oo hal filim isugu keenay jilaayaal ka badan fadlan hoos kaga bogo.

JP Dutta: Rug cadaa JP Dutta waa filim sameeye jacel inuu isku keeno jilaayaal fara badan waxaana lagu xasuusta filimkiisa Loc Kargil oo isku keenay 40 jilaa waana filimka ugu badan intaas jilaa kasoo muuqday ee bollywood-ka sameeyeen haatan wuxuu soo wadaa filimka Paltan oo jilaayaal badan hogaamiye ka ah.

6 Bollywood Directors Who Employ Almost Every Actor From The Film Industry

Sooraj Barjatya: waa ka mid ah filim sameeyaasha ugu caansan bollywood-ka waxaana lagu xasuusta jilaayaasha uu isku keenay filimadiisa sida Hum Apke Hain Koun iyo Hum Saath Saath Hain.

6 Bollywood Directors Who Employ Almost Every Actor From The Film Industry

Sajid Khan:  wuxuu jilaayaal fara badan isugu keenay filimkiisa Housefull 2 wuxuuna isku keenay 16 jilaaa caan ah.

6 Bollywood Directors Who Employ Almost Every Actor From The Film Industry

Indra  Kumar: waa filim sameeye waayo arag ah waxaana asigana lagu xasuusta filimkiisa Dhamaal inuu isku keenay 15 jilaaa

6 Bollywood Directors Who Employ Almost Every Actor From The Film Industry

’Abbas – Mustan: labada filim sameeye oo looga haray filimada qayaanada ah ee Abbas – Mustan ayagana waxaa lagu xasuusta in filimkoosa Race 2 isku keenay 10 jilaaa.

6 Bollywood Directors Who Employ Almost Every Actor From The Film Industry

Karan Johar: Filim sameeye Karan Johar oo sameeyay filimaan Classic ah waxaa lagu xasuusta filimkiisa Kabhi Khushi Kabhi Gham inuu isku keenay 15 jilaaa

 

One Response to 6 Filim Sameeye Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Hal Filim Isku Keenay Jilaayaal Fara Badan (+Sawiro)

  1. Asad yaxye maxamed Reply

    February 10, 2018 at 7:56 pm

    walaal saki jaani dushman xagee geeseen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *