Home » Wararka Maanta » 6 Hees Oo Bollywood  Dib Loo Casriyeeyay Miyaa Bollywoodka Ka Dhamaaday Heesaha

6 Hees Oo Bollywood  Dib Loo Casriyeeyay Miyaa Bollywoodka Ka Dhamaaday Heesaha

Bollywood-Ka Sanadahan Dambe Waxay Jecel-Yihiin Inay Dib Ugu Luuqeeyaan Heesihii Hore Taasi Waa Mid Aan Aragnay Sida Heesaha Kala Ekdo Deen, Laila Main Laila Iyo Kuwa Kale Oo Badan Iyadoo Aflaamta Lagu Soo Dhex Daro Heeso Hore Oo Dib Loo Casriyeeyey Dhanka Musicada Midaaso Dad Badan Ay Ku Dhaliilayn Iyagoo Aaminsan In Lagu Dheelayo Heesaha Classicada Ah Maanta Waxan Idin Soo Gudbinaynaa 6 Hees Kuwaaso Dib Loo Sameeyay

1. Ek Do Deen – Bhaagi 2

2. Laila Main Laila – Raees

3. Keh Doom Tumhe – Baadsaho

4. Padan Pe Sitaare – Fanney Khan

5. DilBar – Satyameva Jayate

6. Oonchi Hai Building – Judwaa 2

One Response to 6 Hees Oo Bollywood  Dib Loo Casriyeeyay Miyaa Bollywoodka Ka Dhamaaday Heesaha

  1. Qatro axmed

    August 12, 2018 at 8:19 pm

    Waxaa kamaqan heesta tan tana ta ta tan tara judwaa 2