Kareena Kapoor Khan jiilleeda, jiilkii 10-sano ka horeyeen (marka Madhuri Dixit laga reebo) iyo jiilkii 10-sano ka dambeyeen waxyaabaha ay kaga sareyso waxaa kamid ah darajada Superstar-nimo.

Waa atiriishadii 5-aad taariikhda Superstar noqotay ciyaar-ciyaar ma ahan maqaamkaas, xidigtaan oo xiligaan ku raaxeysaneysa shacbiyadeeda badan ayaan maqaalkan idiin kugu so bandhigeen 6-jeer ay gil gishay rooga casaanka ah misane kusoo bandhigtay Fashion cajiib ah.

Kareena waligeed reero Fashion ayee ahed mar ayeena noqotay boqorada Fashion-ka Bollywoodka waana kahor inta Sonam Kapoor magaalka qabsanin balse Fashion-ka Bebo waxuu kasoo bilawdaa waayihii KG3 dib u xasuuso doorkeedii Poo iyo labiskeedii ay Bollywoodka kaga yaabsatay.

Fadlan hoos ka daawo 6-sawir oo xiliyo kala duwan ah misane Kareena oo Fashion sameyneysa ah waxaana lagu tilmaamay Fashion-keeda ugu wacan sanadihii u dambeyeen hooyo hade noqotay xitaa wey soo taagantahay Bebo:

Effortlessly gorgeous
One hell of a stunner!
Royalty vibes
Beauty in white
Beauty personified
Captivating beauty

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here