Aad ayee u fara badan yihiin jilayaasha adduunka ee sameyeen aflaamta anshax-xumada ah balse markii dambe iska dhaafeen oo jiliinka kaliya ku ekaadan laakiin wey yaryihiin tirada jilayaasha Bollywoodka kasoo muuqdeen balse aflaamta anshax-xumada sameeyn jireen.

Hadaba 6 jilaa oo dunida caan ka ah ayaa soo helnah kuwaaso aflaam anshax-xumo ah sameeyn jireen hadana saas eetahay kasoo muuqdeen Bollywoodka qaarkood weyba sal dhigteen shirkadaan hoos kaga bogo:

Mia Malkova: waa atiriisho Porn Star ah oo aflaamta anshax-xumada sameeysa ilaa hada waxayse kasoo muuqatay Bollywoodka oo Filimsameye Ram Gopal Varma ayee u sameysay Filim lagu magacaao GOD SEX and TRUTH.

Sunny Leone: waa atiriisho caan ah waqtigaan Bollywood iyo koonfurba ka xamaalata laakiin waagii hore Porn Star caan ah ahaan jirtay weysa iska dhaaftay shaqadaas hader waxaana loo tixgaliya mid kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka.

Sylvester Stallone: Waa jilaa Action-ka ku wanaagsan Rambo iyo Rocky ayaa ugu caansan Filimadiisa balse inta uusan Hollywoodka galin waxuu sameeyn jiray aflaamta anshax-xumada markii dambe wuu iska dhaafay ugu dambeyn Bollywoodkana wuu kasoo muuqday oo Filimka Kambakkht Ishw ayuu muuqaal marti ah kulahaa kaaso Akshay Kumar iyo Kareena Kapoor hogaamiyeen 2009.

Jackie Chan: Waa Superstar-ka ugu weyn reer China sameeyay aflaam dahabi ah laakiin 70-kii inta uusan atoore noqon waxuu sameeyn jiray aflaamta anshax-xumada mudo kooban ayuu shaqadaas waday markii dambena atoore ayuu noqday ilaa Bollywoodka uu kaga soo muuqday Filimka Kung Fu Yoga oo Sonu Sood iyo Disha Patani la jileen.

https://www.instagram.com/p/BddI9CmnxS8/?utm_source=ig_embed

Sahara Knite: waa gabar India ah sido kalena Porn Star caan ah muuqaalo marti ah ayee kaga soo muuqatay aflaamta Bollywoodka waxaana goordhow la filaa inee Filim dhan atiriisho ka noqon doonto.

Dhamaad…

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here