Maanta oo kale 6 June sanadii 2014 ama 6-sano ka hor waxaa soo baxay filimkii HIT-ka weyn noqday Holiday – A Soldier Never Off Duty waxaana hogaamiye ka ahaa Superstar Akshay Kumar sidoo kalena Sonakshi Sinha ayaa ku wehlisay halka Superstar Govinda muuqaal marti ah ku lahaa waxaana mashruucan Director ka ahaa A.R. Murugadoss.

Haddaba filimka Holiday oo ah mashruuca hirgalay macluumaadkiisa oo dhameestiran ganacsiga uu sameeyay dibad, dal, saamiga laga helay, tiriada u goosteen arimo kale hoos kaga bogo oo aan kasoo xiganay keedka shabakada BOI:

Tiyaatarada la saaray – 3300

Maalinta kowaad ganacsigiisa – 11.92 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso – 41.18 Crore

Todobaadkiisa kowaad – 68.64 Crore

Cimri ahaantiisa – 112.44 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 86 Crore

Saamiga laga helay – 56.70 Crore

Tirada tikit u goosatay – 13-milyan & 978,000 oo qofood

Natiijadiisa rasmiga ah – HIT

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $4.18m

Ganacsigiisa dibad iyo dal – 176.42 Crore

Qiimeynta sheekada – 7.2/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here