6daan Filim ee sanadkii hore soo baxeen kuwaasoo si Rasmi u noqdeen Super Hit.

0
880

Shabakada BOI ayaa soo daabacday filimada sanadkii hore la daawaday misna darajada Super Hit loo dalacay waxaana xusid mudan in Akshay Kumar uu meesha qabsaday waliba 6da filim ee Super Hitka noqdeen 3 kamid ah ama kala bar 50% uu asiga leeyahay.

Filimada Mission Mangal, Housefull 4 iyo Good Newwz ayaa AK Super Hit u noqdeen sanadkii hore waana guul weyn uu ka talaabay halka sadaxda filim kale ay kala yihiin Chhichhore oo uu hogaaminaayo Sushant Singh Rajput, Dream Girl iyo Bala oo uu hogaaminaayo jilaaga Ayushmann Khurrana.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimada sanadkii hore Super Hitka noqdeen iyo sida ay u kala weynyihiin iyo midkasta saamiga ay kooxda Cajaladaha ka heleen;

Super Hit

  1. Housefull 4 – (104 crore)
  2. Good Newwz – (96 crore)
  3. Mission Mangal – (94 crore)
  4. Chhichhore – (66.50 crore)
  5. Dream Girl – (65 crore)
  6. Bala – (50.50

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here