dadka qaar waa ay kala duwan yahay marka ay timaado caannimo iyo soo jiidasho iyadoo aysan midaas ku jirin aktarka kaaso ah shaqsi qaas ah
madaama uu leeyahay qurux iyo hab jiliin heer sare kaaso uu kusoo jiidan karo dadka waxaana jira aktaro leh jir dhisan iyo qurux taaso sababaysaa inay yeeshtaan taageero badan oo dhanka dumarka
waxaan maanta idin haynaa 7 aktar india kuwaaso leh Taageerayaasha ugu badan oo dhanka dumarka waxaana aktaradan leeyahay xirfad dance iyo mid soo jiidasho ah taaso ay dumar badan ku waashteen
hrithik roshan

Tiger shroff

varun dhawan

Ram charan

mahesh babu

Allu arjun

prabhas
