si caadiga ah adduunka waxa ku awood badan  ninka laakiin maanta haddii aad eegto hareeraha, haweenku waxa ay  mar walibasi qalad ah u dhaleeceynayaan  fikradaha kuwaaso hoos u dhigaya awooda haweenka laakiin atariishooyinka bollywoodka waxa ay muuniyeen sida dumarka ay kaga awood badan yihiin raga

maanta waxan ku hayaa 7 atariisho oo xaasas ah kuwaaso ka caansan ninamkooda iyaga qaba

Aishwarya Rai Iyo Abishek Bachchan

Mandhuri Dixit Iyo Dr Sriram Nene

Shilpa Shetty Kundra Iyo Raj Kundra

Raveena Tondon Iyo Anil Thadani

Dia Mirza Iyo Sahil Sangha’s

Farah Khan Iyo Shirish Kunder

Preity Zinta Iyo Mr Goodenough

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here