Bollywoodka waxaa kujiraan atiriishooyin badan oo hooyoyinkooda u ek muuqaal ahaan aanan laga gareynin marka la is bar bardhigo sawirka hooyada oo yar iyo atiriishada oo yar muuqaal ahaan.

Waxaana maqaalkaan idiin kula wadaagena 7 atiriisho caan ah oo hooyoyinkooda aad ugu eg waxaadba is leedahay waa hal qof laakiin sawiradooda sifiican isku shabahaan halkaan kuma jiraan tusaale Kajol hooyaded Tanuja marke yared ayee Kajol sifiican ugu ekeed.

Waliba 7-da atiriisho hooyoyinkooda u ek ee maqaalkan aad ku arki doontaan dhamaan hooyoyinka waxay ahaayej atiriishooyin xiligooda waliba Bollywoodka kasoo shaqeyeen.

Maqaam sare ayee ka gaareen fanka hindiya maamooyinkaan waxaana kamid ah liiska atiriishooyinkan kasoo muuqan doonaan Sara Ali Khan iyo hooyaded Amrita Singh, Janhvi Kapoor iyo hooyaded Sridevi.

Kuwa kalo oo badan wey jiraan balse 7-dan ayaan soo qaadaylnay fadlan hoos ka daawo sawiradooda u gaar ah 7 atiriisho oo u qaab ek saaid hooyoyinkood oo ayagana atiriishooyin ahaayen:

Sharmila Tagore Iyo Soha Ali Khan:

Amrita Singh Iyo Sara Ali Khan:

Babita Kapoor Iyo Karisma Kapoor:

Soni Razdan Iyo Alia Bhatt:

Sarika Thakur Iyo Shruti Haasan:

Sridevi Iyo Jhanvi Kapoor:

Tanuja Iyo Kajol:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here