7 jilaa oo Hollywood ah kuwaasoo si ay doorkooda uga run sheegaan muuqaalkooda isbadal weyn ku ameeyay balse noqday mid laga argagaxay.

0
2036

Inta badan waxaa la qiimeeyaa muuqaalka jilaaga hadii uu yahay mid soo jiidasho leh iyo hadii kale balse waxaa jirto arin kale oo waayadaan siweyn loo qiimeeyo waana qaab jiliinka jilaaga iyo si uu doorkiisa uga run sheego.

Hibada jiliin ee jilayaasha leeyihiin waa mida sabab u noqoto iney ku guuleystaan abaal marino farabadan hadaba waxaan maanta idiin soo qaadan doonaa 7 jilaa kuwaasoo si ay doorkooda uga run sheegaan gabi ahaanba muuqaalkoodii lagu yaqaanay badalay isla markaasna ay kugu adkaaneyso inaad aqoonsato kadib markii qaarkood Mike Upka aan caadi aheyn loo mariyay halka qaar kalana ay miisaankooda si xad dhaaf ah u dhimeen.

Halkaan hoose kaga bogo;

1- Bill Skarsgård iyo doorkiisa filimka IT.

2-Charlize Theron iyo doorkeeda filimka Monster

3- Ralph Fiennes doorkiisa silsilada Harry Potter

4-Idris Alba iyo doorkiisa filimka Star Trek Beyond

5- Heath Ledger iyo doorkiisa Joker ee filimka The Dark Knight.

6- John Leguizamo iyo doorkiisa filimka Spawn.

7- Christian Bale iyo doorkiisa filimka The Machinist.

Hadaba akhristow intaan muuqaal midkee kaa yaabiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here