Superstar Akshay Kumar Filimkiisa u dambeeyay waxuu ahaa Good Newzz oo guul wacan u gaaray sido kale sanadkaan olaa 4-Filim ayaa usoo bixi doonaan halka kuwa kalena uu saxiixday xidigaan waxaana ka go’an shaqo adag inuu qabto.

Kumar waxuu duubis kuwadaa Laxmmi Bomb iyo Prithviraj Chauhan halka April uu duubis ku bilaawi doono Atrange Re bartamaha bisha May waxuu duubis ku bilaawi doonaa Panchan Panday halka Bell Botton uu duubis ku bilaawi doono August sidaas ayuu isugudaba xijin doonaa howlihiisa shaqo.

Hader waxaa la sheegaya jilaagan inuu Filim horleh saxiixday kaaso la daawan doono bartamaha sanadka dambe sida wararka sheegayaan Kumar ayaa la shaqeynaya 7-sano kadib gabadha Filimada iyo musalsada qarash gareysa ee Ekta Kapoor waxuuna u sameynndoonaa Filim dagaal iyo shactiro isku duex jiro ah oo ay iyadana qarash gareyneyso.

Labadooda Filimkii u dambeyay ee ay kawada shaqeyaan waxuu ahaa Once Upon Ay Time In Mumbai Dobaara duubista Filimkaan cusub Akki waxuu bilaawi doonaa dhamaadka sanadkaan.

Waxaa la sheegay inuusan si dhameestiran sheekada Filimka uusan u akhrisan walina qeybo ayaa qabyo u ah balse 10-maalmood kahor ayuu saxiixda kadib isaga iyo Ekta oo wada hadal usocday dhowr bil dhanka shaqada Maarso waxuu la imaan doonaa Sooryavansho oo Katrina Kaif la jileyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here