7 Sawir Oo Laga Soo Bandhigay Miss India Anukreethy Vyas Matahay Mid U Qalanta Koobka Quruxda!!

Anukreethy Vyas ayaa ugu dambeyn noqotay gabadha hindiya qurxdeeda sanadkaan hogaanka u heysa waxayna hanatay maqaam sare ayadoo durba caan noqotay.

Xalay ayaa loo doortay gabadhaan mida ugu quruxda badan hindiya ayadoo tartanka ku garaacday Meenakshi Chaudhary iyo Shreya Rao oo kaalmaha sare kula tartamaayeen.

Suaasha baraha bulshada dhextaala ayaa ah gabadhaan ma uqalantaa quruxda India inee sanadkaan loo doorto maadama dadka qaar dheheen uma qalmin halka kuwa kalena dheheen wey uqalantay.

Hlakaan hoose kaga bogo 7 sawir oo laga soo bandhigay gabadhaan waana sawiro ah tartanka xalay kahor..

Anu-Miss-India6

 

 

 

2 Comments

  1. maqalanto xataaa kuwa musaslaka matala ka qurux badan india hablahedi tan madow may sooo hadhay

Comments are closed.