Dhaqanka hinduuga ayaa ah in gabadha la guursanaayo maalinta la furaayo lacag ints ay rabto ay dalban karto balse lacag macquul ah ayee dalbanee hadii uu ninka siin waayana maxkamada ayaa si qasab ah kaga qaadeyso lacagtaad ninka.

Sido kale hadii ay caruur u heyso waxaa la xisaabina tirada sanadaha oga dhiman cunugaas inuu ku qaan gaaro kadibna waxaa lagu dhufana bil walba lacag ku filan ama halmar ayuu wada dhiibaa ama bil walba ayuu kis kis udhibaa biilka caruurtiisa taasina waajib ayee kutahay.

Hadaba maqaalkan waxaan kusoo bandhigeena 7 shaqsi Bollywoodka kamid ah Ragg iyo Dumarna isugi jiraan kuwaaso qarash badan ka baxay ama heleen maalinta furiinka dhacaayey micnaha kuwa Ragga ahna qarasha ka baxay kuwa Dumarka ahna daqli badan ayee heleen bal hoos kaga bogo qeybta kowaad:

Image result for saif ali khan amrita singh wedding

Karisma Kapoor: Seygeeda ama ninkeeda Sanjay Kapur mudo 13 sano ayee wada noolaayeen balse 2016 ayee kala tageen, Karisma waxaa la siiyay qasri uu leeyahay ninkaan halka 14 Crore lagu qoray inuu caruurtiisa ku koriyo inta ay ka qaan gaarayaan waxayna ka dhigantahay bil walba inuu dhiibo 10 Lakh 2 caruurna wey u heysaa.

Farhan Akhtar iyo Adhuna Bhabani: mudo 16 sano ah ayee wada noolaayen lamaanahan weyna kala tageen Farhan lacag kaash ah gacanta ku heynin aawged waxuu ku qasbanaa guri qurux badan oo Bangalore ugu yaalo inuu gabadhaan ku wareejiyo halka bil walba lacag xadidan biil ah uu usiiyo maadama caruurtiisa ay korineyso.

Saif Ali Khan iyo Amrita Singh: mudo 13 sano ah ayee wada noolaayeen lamaanahan weyna kala tageen bilawgii qarnigaan Saif waxuu afkiisa ka sheegay sida tan,” waxaa la iga rabay inaan Amrita siiyo 5 Crore oo ay iyada xaq u laheed.”

“Waxaana siiyay 2.5 Crore xili hore halka hader 1 Lakh bil walba aan dhiibo ilaa wiikeyga 18 jir ka noqonaayo aniga ma ahi sida SRK hantiile lacagtaas dhana halmar ma wada bixin karo laakiin waan balan qaaday inta dhiman inaan siin doono.”

2 caruur ah ayee uheysaa oo kala ah Ibrahim Ali Khan iyo Sara Ali Khan lasoco qeybta labaad….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here