Home » Nolosha Jilaayaasha » 8 Aktaro Kuwaaso Ka Dhaxeeyo Xariir Qoyseed Oo Aadan Hore U Ogeyn

8 Aktaro Kuwaaso Ka Dhaxeeyo Xariir Qoyseed Oo Aadan Hore U Ogeyn

Habeen Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxaa Caawa Idin Hayaa Maqaal Xiiso Badan Kaaso Ku Saabsan Xariirda Qoyseedka Qarsoon Ee Ka Dhaxeeyo Aktarada Bollywood-Ka Kuwaaso Ka Yaabin Doona

Iyadoo Aan Filaayo Inad Og Tahay Xariirada Ka Dhaxeeyo Aktaro Qaar Sida Arjun Kapoor Iyo Jahnvi Kapoor Oo Ah Inay Isku Aabo Ay Yihiin Kaaso Lagu Magacaabo Boney Kapoor Iyo Aktaro Kale Oo Badan Laakiin Waxaa Jira Xariira Kale Kuwaaso Ka Dhaxeeyo Xariir Qoyska Ah

Fadlan Hoos Kaga Bogo Akaradaas Iyo Xariirka Ka Dhaxeeyo

1. Zoya Akhtar Iyo Farhan Akhtar Waxa Ay Habar Wadaag Ay Yihiin Farah Khan Iyo Sajid Khan

Afartan Waxaa Ka Dhaxeeyo Xariir Sababtoo Zoya Akhtar Iyo Farhan Hooyadooda Honey Irani Waxa Ay Walaalo Rasmi Yihiin Hooyada Dhashay Farah Khan Iyo Sajid Khan Taaso Lagu Magacaabo Menaka Irani

2. Sonam Kapoor Iyo Ranveer Singh Waa Ilmo Habar Wadaag Ah

Sonam Kapoor Hooyadeeda Nani Iyo Hooyada Dhashay Ranveer Singh Ee Dadaji Waa Walaalo Waana Xariirka Ka Dhaxeeyo Labadan Aktar

3. Uday Chopra Waxa Uu Adeer U Yahay Roshni Chopra

Roshni Aabaheeda Ravi Chopra Waxa Ay Ilmo Adeero Yihiin Uday Chopra Sidaas Ayuu Aktar Kan Adeer Ugu Noqday Atariishadan

4. Karan Johar Iyo Aditya Chopra Waa Ilmo Abti

Karan Hooyadiisa Hiiro Johar Iyo Aabaha Aditya and Waa Walaalo Waana Mid Uu Karan Kaga Soo Muuqday Filimkii Dilwale Dulhania La Jayenge Uu Iska Lahaa Aabaha Aditya Chopra Kaaso Ahaa Director Weyn Kaaso Lagu Magacaabo Yash Chopra

5. Ali Zafar Waa Amir Khan Seedigiisa

Amir Khan Gabadha Ay Ilmo Adeerka Ay Yihiin Taaso Lagu Magacaabo Ayesha Fazli Waxa Ay U Dhaxdaa Ali Zafar

6. Prem Chopra Waxa Uu Sodog U Yahay Aktarka Sharman Joshi

Sharman Joshi Waxa Uu Qabaa Gabdha Uu Dhalay Ruug Cadaa Prem Chopra

7. Emraan Hashmi Iyo Ali Bhatt Waa Ilmo Abti 

Emraan Hashmi Isaga Waxa Abti U Ah Filim Sameeyaha Weyn Ee Mahesh Bhatt Kaaso Dhalay Alia Bhatt Sababtoo Waxaa Walaalo Ah Emraan Hashmi Hooyadiisa Mashesh Iyo Ali Bhatt Aabaheeda Mahesh Bhatt

8. Anu Malik Waxa Uu Adeer U Yahay Armaan Malik

Armaan Malik Aabihiisa Dabboo Waxa Ay Walaalo Rasmi Ay Yihiin Music Kiisataha Caan Ka Ah Anu Malik Waana Sabaata Uu Anu Malik Uu Adeer Ugu Noqday Armaan Malik