Fadeexooyinka Fanka Hindiya kaliya kama dhicin dhanka Bollywoodka ee sido kale koonfur Hindiyana wey ka dhaceen xiliyo kala duwan xisaabna maleh atiriishooyinka qaarkood ee mustaqbalkooda fanka ku bur buray fadeexo ay dhexda ka galeen aawged.

Bollywoodka oo waqooyiga iyo bartamaha hindiya ah waxaa ka daran koonfurta sababto ah gabadja waqooyi kasoo jeeda hadii sharafkeeda meel looga dhaco inee is disho waa macquul inee iska sabirto noolaatana maa macquul.

Balse kuwa koonfur India sidaa ma ahan si caadi ayee isku dilaan gabdhaha India isdilaan badankood waa koonfur kuwa la kufsadana badankood waa koonfur waa gabdho sharaftooda aad ujecel halka waqooyiga au iska dhigaan reer galbeedka.

Maqaalkan waxaan kaga hadleena i atiriisho koonfur katirsan ee sharafkooda iyaga gacmahooda ku lumiyeen oo fadeexooyin dhexda ka galeen maantana kuwa si caadi ah isaga nool iyo kuwa howshii fooshs xumeed iska siwataan ayee u qeybsameen.

Sona: Atiriishadan waxaa u gafay heesaa SP Balasubramaniam kadib markuu isku dayey atiriishadan waxuuna ugu hanjabay hadii siduu rabo ay u yeeli weyso inuu fadeexeynaayo fankana ka saarayo laakiin iyada ayaa ku hanjabtay ama inee is disho ama uu raali galin ka bixiyo waxuu sameeyay fadeexo ayeena ku noqotay atiriushadan dhacdadaas.

Khushboo: atiriishadan labo fadeexo weyn ayaa laga qoray mid waxay u gaftay sanamyada hinduga caabudaan iyadoo magacyadooda Saariga ay xirneed kusoo qoratay mida labaadna waxay taageertay in labo gabdhood is guursan karaan jinsi ahaan fikir noocaas ah ayee latimid oo asal ahaan reer galbeed laga keenay.

Asin: quruxleydan koonfur iyo Bollywoodba caan ka noqotay labo arin ayaa laga qoray oo nolosheeda fadeexo ku noqotay mida kowaad nin ayaa hada kahor goob bulsho ah dad badana buuxeen jirkeeda qeybaha gaarka ah ku taabtay waliba si la arkaayo mida labaad waxaa la arkay iyadoo nin ganacsade ah uu gaari kudhex heesto heshiis ayeena la gashay ayaa la sheegay waana fadeexooyinka nolosheeda ugu weynaayeen.

Kajal Aggarwal: Xidigtaan waxaa laga faafiyay sawir ay Magazine u sameysay si ay Cover kaga dhigtaan sawirka ayaa ah mid Kajol qaarkeeda hore oo dhan ay qaawantahay waxay ku dooday in sawirka Photoshop lagu sameeyay ee iyada dhar wadatay asal ahaan baose dharkii laga dhigay qaab Computer iyadoo la adeegsanaayo si kaste ahaataba mudo dherr ayaa baraha bulshada lagu fadeexesan jiray atiriishadan.

Dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here