Fadeexooyinka Fanka Hindiya kaliya kama dhicin dhanka Bollywoodka ee sido kale koonfur Hindiyana wey ka dhaceen xiliyo kala duwan xisaabna maleh atiriishooyinka qaarkood ee mustaqbalkooda fanka ku bur buray fadeexo ay dhexda ka galeen aawged.

Bollywoodka oo waqooyiga iyo bartamaha hindiya ah waxaa ka daran koonfurta sababto ah gabadja waqooyi kasoo jeeda hadii sharafkeeda meel looga dhaco inee is disho waa macquul inee iska sabirto noolaatana maa macquul.

Balse kuwa koonfur India sidaa ma ahan si caadi ayee isku dilaan gabdhaha India isdilaan badankood waa koonfur kuwa la kufsadana badankood waa koonfur waa gabdho sharaftooda aad ujecel halka waqooyiga au iska dhigaan reer galbeedka.

Maqaalkan waxaan kaga hadleena i atiriisho koonfur katirsan ee sharafkooda iyaga gacmahooda ku lumiyeen oo fadeexooyin dhexda ka galeen maantana kuwa si caadi ah isaga nool iyo kuwa howshii fooshs xumeed iska siwataan ayee u qeybsameen.

1-Kinnera: dhowr Filim oo Telugu ah ayee atiriisho kowaad ka noqotay balse markee maqaamkaas gaartay kadib waxay bilaawday sameeynta Filimada anshax xumada ah ee qaawanaanshaha ah waana wax laga argagaxay markii la maqlay arinkaas.

2- Bhuvaneswari: In kabadan haljeer ayaa la xiray atiriishadan sababo la xiriiro inee Chennai ku laheed xarun weyn oo gabdhaha jirkooda lagu iibiyo gabdho badan ayee sidaa ku shaqaaleysiisay oo jirkooda ka ganacsadaan suuq gaar ah ayeeba ka sameeysatay Chennai marwalba la xirana lacag laaluush ah ayee bixisaa waana atiriisho inta badan Filimada B Grade ladhaho sameysa.

3-Aish Ansari: waa atiriisho reer Tamil ah Jodhpur ayaa hada kahor lagu xiray sanadii 2011 kadib markii la arkay iyadoo jirkeeda iibineysa kaaga daran askari kamid ah kuwii xireen ayeeba la heshiisay ine hal habeen la seexato iyada iyo askarigaas markee falkaas ku kaceen xabsi ayaa la dhex dhigay ugu dambeyn kiiskaas waa la dhameeyay lacago waali ayaana laga qaaday.

4-Nikita Thukral: shirkada Kannada ayee ka shaqeysa atiriishadan mar ayaa mudo 3 sano ah lagu ganaaxay ineysan fanka hindiya kasoo muuqanin sababto ah atoore ay la shaqeyneysay ee Darshan ladhaho ayaa laga kari waayey muuqaalada dareenka markee la sameeyneyso wey ku talax tagi jirtay oo dareenkeeda wey xakameyn weysay.

Atooraha xaasle ayuu ahaa xaaskiisa ayaana dacwo ka gudbisay si ninkeeda naagtan ammaan oga hesho gudigii markee baareen arinka waxaa la ogaaday in atiriishada xad gudubtay xishoodkiina ka tagtay mudo 3 sano ayaana laga ganaaxay fanka, baryootan dheer kadib waa laga cafiyay seddex maalin kadib markii la ganaaxay raali galin weyn ayeena ka bixisay falkee sameeysay.

Lasoco qeybta labaad 8 atiriisho koonfur kasoo jeedaan ee fadeexo dhexda ka galeen…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here