8 Atirisho Oo Bollywoodka Ugu Gaa Gaaban (Short Girls) Alia Bhatt Iyo Shraddha Kapoor Ayaa Kujiraan (+Sawiro)

Waxaan Maalmo kahor idiin la wadaagnay maqaal aan oga hadleynay atirishooyinka Bollywoodka iyo kuwooda ugu dhaa dheer.

Haatana waxaan idiin heynaa atirishooyinka Bollywoodka iyo kuwooda ugu gaa gaaban ee gaabni darted mararka qaar atoorayaasha aan gaari Karin ayago kabo dhaa dheer xirtaan.

Inta la soo xulay guud ahaan waa 8 atirisho kuwaaso la isla gartay inee yihiin kuwa ugu gaa gaaban Bollywoodka waxaana xusid mudan in liiska atirishooyin ugu gaa gaaban Bollywoodka taariikh ahaan 8 ka badanyihiin xitaa waxaa macquul ah inee 20 ka bataan balse 8 ayaa ah hader kuwa ka howl galaan Bollywoodka sido kalena si qaas ah loo soo xulay.

Halkaan Hoose Kaga Bogo 8 Atirisho Oo Kamid Ah Kuwa Ugu Gaa Gaaban Bollywoodka:

Shraddha Kapoor: 5 Feet 4 inches

Alia Bhatt: 5 Feet 3 inches

Illeana D’Cruz: 5 Feet 5 inches

Sunny Leone: 5 Feet 4 inches

Rani Mukerji: 5 Feet 2 inches

Vidya Balan: 5 Feet 4 inches

Asin: 5 Feet 4 inches

Jaya Bachchan: 5 Feet 2 inches

8 Atirisho dhexdooda marka la qiimeyo waxaa ugu gaaban Rani Mukerji iyo Jaya Bachchan maadama dhirirkoda yahay 5 Feet iyo 2 Inches waan isku jin.

 

3 Comments

  1. Asc asxaabta filimside asxaab waxaan ahay qofka ugu booqashada badan websitekaan ee maanta waa maalinta kaliya aan wax idinka soo codsanaayo ee musalsalada maxaad inoogu soo gudbin weydeen ama inoo soo gudbiya

    • Sxb midaas anaa kugu heesta maalinti qof iga booqasho badan maba jiro qofki yiraahda anaa ugu booqasho badan dood baa ka xigaa

  2. asad Aniga xita waan kugu raac sanahay arintaas
    filimside waxaan ka codsaneeyna ineey inoo soo gud biso wararka la xiriira musalsalada iyo akhbaartooda
    waansga codsi…..

Comments are closed.