Kulanti wanaagsan asaxaabta meel walbo joogtaan kusoo dhowaada mowduuc aan kaga hadleeno 8 walaalo oo Bollywoodka katirsan kuwaaso ku fashilmeen inee gaaraan maqaamka walaalahood.

Walaalahood fanka heer sare ayee ka gaareen balse iyaga wey ku fashilmeen heerkaas oo kale inee gaaraan waxaana liiskan kujiraan xidigo badan oo aad taqaano bal muuqaalka hoose ka daawo mowduucan odhameestiran xog ahaan iyo sharaxaad ahaanba.

Kadibna Subscribe inoo saar kanaalkeena si marwalba kuugu soo dhacaan macluumaad xiiso leh…

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here