Waxaa jiro atariishooyin caanka ah Bollywood-ka ka oo aan la ogeyn filimada koonfur hindiya ay sameeyeen waxaa liiskaan ku arki doonta atariishooyin  bollywood-ka awood ku leh.

Qaar ka mid ah atariishooyinka Bollywood-ka inta ay kusoo biirin waxay sameeyaan filimaan koonfur Hindiya ah halka kuwa qaar ayagoo magac leh halkoo filim koonfur hindiya sameeyaan waxaan liiskaan kusoo qaadan doona atariishooyinka waqtigaan bollywood-ka ka tirsan oo aadan wax ka ogeyn filimada koonfur hindiya ay sameeyeen.

Fadlan hoos kaga bogo maqaalkeena qeybtiisa 2-aad ee aan kaga hadleynay Wax Ka Ogaw: 9-Atariisho Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Aadan Ogeyn Filimada Koonfur Hindiya Ay Sameeyeen.

Deepika Padukone

6. Deepika Padukon inta aysan Bollywood-ka kusoo biirin sanadii 2007 waxay sanadii 2006 sameysay filim koonfur Hindiya gaar ahaan shirkada Kannada waxaan lagu magaacaaba filimkaas Aishwarya.

Katrina Kaif

7. Katrina Kaif marka ay sameeysay 2003 filimka Bollywood-ka ah ee Boom sanadii 2004 waxay u la imaaday filim Telugu ah lagu magacaabo Malliswari waxaana la wadat Super Star Vanketesh.

Kriti Sanon

8. Kriti Sanon intauu soo baxin filimkeeda koowaad ee bollywood waxaa ka horeeyay isla sanadkaan in la daawaday filimkeeda tollywood-ka ahaa ee 1: Nenokkadine Super Star Mahesh Babu hogaamiyaha ka ahaa.

Priyanka Chopra



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here